{"id":8267,"date":"2025-12-27T07:17:35","date_gmt":"2025-12-27T07:17:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8267"},"modified":"2025-12-27T07:17:35","modified_gmt":"2025-12-27T07:17:35","slug":"madaxweyne-donald-trump-oo-sheegay-in-uusan-aqoonsan-doonin-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8267","title":{"rendered":"Madaxweyne Donald Trump oo sheegay in uusan aqoonsan doonin Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo wax laga weydiiyay hadalkii kasoo yeeray Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil oo ahaa in uu aqoonsiga uu ku dhawaaqay ee Somaliland uu la wadaago Trump ayaa si cad uga hor yimid in uu dhankiisa aqoonsanayo kuna raacayo Netanyahu.<\/p>\n<p>Isaga oo Waraysi siiyay The Post waxa uu Donald Trump si aan daah ku jirin ula soo booday in uusan ku mowqif ahayn Ra\u2019iisul Wasaaraha Yuhuudda Benjamin Netanyahu, waxa uu wax lala yaabo ku tilmaamay sababta go\u2019aankaan ku dhalisay.<\/p>\n<p>Donald Trump oo ku sugnaa xiligaas goobtiisa golf-ka ee West Palm Beach ayaa fudud u dhahay \u201cMa aqoonsan dooni Somaliland, Miyaad dhab ahaan u ogtahay waxa ay tahay Somalilalnd? Waxa aan u baahanahay in aan daraaseeyo.\u201d<\/p>\n<p>Hadal uu baahiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil waxa uu ku sheegay in uu Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump u gudbin doonno in Somaliland ay ku biirto Heshiiska Abraham oo ay ku jiraan Dalal badan oo Carbeed kaas oo dhaqaaqi waayay ama socon waayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo wax laga weydiiyay hadalkii kasoo yeeray Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil oo ahaa in uu aqoonsiga uu ku dhawaaqay ee Somaliland uu la wadaago Trump ayaa si cad uga hor yimid in uu dhankiisa aqoonsanayo kuna raacayo Netanyahu. Isaga oo Waraysi siiyay The Post waxa uu Donald [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8269,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8267","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8267","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8267"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8267\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8270,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8267\/revisions\/8270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}