{"id":8271,"date":"2025-12-27T07:19:29","date_gmt":"2025-12-27T07:19:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8271"},"modified":"2025-12-27T07:19:29","modified_gmt":"2025-12-27T07:19:29","slug":"muxuu-yahay-mawqifka-xildhibaannada-gobollada-waqooyi-ee-ka-tirsa-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8271","title":{"rendered":"Muxuu yahay mawqifka Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee ka tirsa BFS?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}<\/strong>Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; Senatarrada Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa laga sugayaa mowqifkooda la xiriira go\u2019aanka Israa\u2019iil ay ku sheegtay in ay ku aqoonsatay Somaliland.<\/p>\n<p>Kulanka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in Xildhibaannada la siinayo hadal jeedin la xiriirta arrintaan maadaama Israa\u2019iil ay ku xadgudubtay madaxbannaanida iyo wadajirka Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xubnahaan oo horay qayb uga ahaa soo jeedinta go\u2019aankii Baarlamaanka uu ku meelmariyay qaraarkii ka dhanka ahaa Heshiiskii xadgudubka ku ahaa Dalka ee Somaliland la gashay Itoobiya ayaa markale indhaha ku jeedaan mowqifkooda.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Xildhibaannadaan kasoo jeeda Waqooyiga Soomaaliya waa muhiim marka la eego qaddiyadda ay Baarlamaanka xubnaha uga yihiin ee la xiriirta metalaadda Shacabka Somaliland kuna qaataan xilalka Dowladda Federaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; Senatarrada Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa laga sugayaa mowqifkooda la xiriira go\u2019aanka Israa\u2019iil ay ku sheegtay in ay ku aqoonsatay Somaliland. Kulanka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in Xildhibaannada la siinayo hadal jeedin la xiriirta arrintaan maadaama Israa\u2019iil ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8272,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8271","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8271"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8273,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8271\/revisions\/8273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}