{"id":8274,"date":"2025-12-27T07:20:33","date_gmt":"2025-12-27T07:20:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8274"},"modified":"2025-12-27T07:20:33","modified_gmt":"2025-12-27T07:20:33","slug":"dg-waqooyi-bari-oo-si-adag-u-cambaareeyay-tallaabada-ay-israaiil-ku-aqoonsatay-somaliland-iyagoo-tilmaamay-in-ay-ka-goantahay-difaaca-midnimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8274","title":{"rendered":"DG Waqooyi Bari oo si adag u cambaareeyay tallaabada ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay Somaliland, iyagoo tilmaamay in ay ka go\u2019antahay difaaca midnimada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}<\/strong>War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Maamulka oo ah midkii ugu dambeeyay ee laga sameeyo dalka ayaa tilmaamay in go\u2019aanka Israa\u2019iil baalmarsan yahay mabaa\u2019diida caalamiga ah iyo qawaaniinta ilaalinaya madax-bannaanida dalalka.<\/p>\n<p>Waqooyi Bari wuxuu caddeeyay in Somaliland ay tahay qayb ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana aanay jirin awood ama dal si gooni ah u aqoonsan kara gobol ka tirsan Soomaaliya, iyada oo aan la helin oggolaanshaha Dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maamulka Waqooyi Bari ayaa sidoo kale adkeeyay taageeradeeda buuxda ee ay u hayaan mowqifka Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaasna ay diidan yihiin faragelin kasta oo shisheeye oo khatar ku ah qaranimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Bayaanka ayaa ugu baaqday beesha caalamka, ururrada gobollada iyo kuwa caalamiga ah in ay ixtiraamaan madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, isla markaana ay ka fogaadaan tallaabooyin sii hurin kara xasarado siyaasadeed iyo kuwo amni oo gobolka Geeska Afrika ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Maamulka oo ah midkii ugu dambeeyay ee laga sameeyo dalka ayaa tilmaamay in go\u2019aanka Israa\u2019iil baalmarsan yahay mabaa\u2019diida caalamiga ah iyo qawaaniinta ilaalinaya madax-bannaanida dalalka. Waqooyi Bari wuxuu caddeeyay in Somaliland ay tahay qayb ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana aanay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8275,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8274"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8276,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8274\/revisions\/8276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8275"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}