{"id":8280,"date":"2025-12-27T07:24:24","date_gmt":"2025-12-27T07:24:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8280"},"modified":"2025-12-27T07:24:24","modified_gmt":"2025-12-27T07:24:24","slug":"sonsa-tallaabada-israaiil-ee-somaliland-waa-mid-si-cad-uga-hor-imaanaysa-mabaadida-aasaasiga-ah-ee-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8280","title":{"rendered":"SONSA \u201cTallaabada Israa\u2019iil ee Somaliland waa mid si cad uga hor imaanaysa Mabaadi\u2019da aasaasiga ah ee Caalamiga ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}<\/strong>Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa si cad uga hor timid go\u2019aanka uu ku dhaqaaqay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu ee la xiriiray aqoonsiga uu sheegay in uu siiyay Maamulka Somaliland ee Gobollada Waqooyi Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>SONSA ayaa tallaabada Netanyahu ku tilmaamtay mid si cad uga hor imaanaysa mabaadi\u2019da caalamiga ah, waxaana ay dib u furtay qodobka Qaramada Midoobay ee Qeexaya mamnuucidda in la farageliyo\u00a0 midnimada &amp; wadajirka Dal kale.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=87457762&amp;adf=463607150&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1766820225&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fsonsa-tallaabada-israaiil-ee-somaliland-waa-mid-si-cad-uga-hor-imaanaysa-mabaadida-aasaasiga-ah-ee-caalamiga-ah%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQzLjAuNzQ5OS4xNzAiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0My4wLjc0OTkuMTcwIl0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjE0My4wLjc0OTkuMTcwIl0sWyJOb3QgQShCcmFuZCIsIjI0LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1766820224845&amp;bpp=1&amp;bdt=2370&amp;idt=1&amp;shv=r20251211&amp;mjsv=m202512100101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1766820223%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1766820223%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1766820223%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=8683331810609&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=720&amp;u_w=1280&amp;u_ah=680&amp;u_aw=1280&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.25&amp;dmc=4&amp;adx=157&amp;ady=1640&amp;biw=1265&amp;bih=594&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31095903%2C31096042%2C95376242%2C95376583%2C95378749%2C95379215&amp;oid=2&amp;pvsid=4745841408045750&amp;tmod=1959997229&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1280%2C0%2C1280%2C680%2C1280%2C594&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjguMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=812\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CKidjZ-e3ZEDFTVoFQgdOrooiA\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong><em>\u201cSONSA waxa ay u aragtaa tallaabadan mid si cad uga hor imaaneysa mabaadi\u2019da aasaasiga ah ee sharciga caalamiga ah, gaar ahaan kuwa ku saleysan dhowrista madax-bannaanida dalalka, midnimada qaran, iyo wadajirka dhuleed. Tallaabooyinkan noocan ah waxa ay abuuri karaan walaac amni iyo mid siyaasadeed oo saameyn taban ku yeelan kara xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri Warka SONSA.<\/p>\n<p>Dallabadda Bulshada Rayidka ayaa soo jeedisay in wixii khilaaf siyaasi ah iyo masiirka ummadda la kala saaro, wixii wadahadalna uu yahay mid marweliba furan, Ururrada Soomaaliya ay xubinta ka tahay ayay cod dheer ku gaarsiisay in ay ka hadlaan arrintaan.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cSONSA waxa ay ugu baaqaysaa Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub, IGAD, iyo dhammaan saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya in ay si cad u adkeeyaan mowqifkooda ku aaddan dhowrista madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay qaadaan tallaabooyin diblomaasiyadeed oo ku habboon sidiii dowlada Israil ay dib uga laaban laheyd go\u2019aankeeda\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay SONSA.<\/p>\n<p>Waxaa gunaanadka Warsaxaafadeedka Bulshada Rayidka lagu soo gabagabeeyay\u00a0<strong><em>\u201cSONSA waxa ay ugu baaqeysa waxgaradka, hogaamiyaasha siyaasada iyo kuwa bulshada in si \u00a0wadajir ah loogu istaago qadiyada midnimada, wadajirka bulshada lagana shaqeeyo xal u helida \u00a0khilaafyada dhexdeena ah kuwaas oo caqabad ku ah midnimadeena.<\/em><\/strong>\u201d<\/p>\n<p>Jaamacadda Carabta, Midowga Afrika, Dalal kala duwan iyo ururro kale oo Caalami ah ayaa si cad uga hor yimid go\u2019aanka Ra\u2019iisul Wasaaraha horay loogu jaray waanka xiritaanka ee baxsadka ah uu ku sheegay in uu aqoonsaday Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa si cad uga hor timid go\u2019aanka uu ku dhaqaaqay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu ee la xiriiray aqoonsiga uu sheegay in uu siiyay Maamulka Somaliland ee Gobollada Waqooyi Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. SONSA ayaa tallaabada Netanyahu ku tilmaamtay mid si cad uga hor imaanaysa mabaadi\u2019da [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8281,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8282,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8280\/revisions\/8282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}