{"id":8313,"date":"2025-12-28T06:54:25","date_gmt":"2025-12-28T06:54:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8313"},"modified":"2025-12-29T06:56:08","modified_gmt":"2025-12-29T06:56:08","slug":"raiisul-wasaaraha-oo-si-adag-uga-hadlay-damaca-gurracan-ee-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8313","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha oo Si Adag uga Hadlay damaca gurracan ee Israa\u2019iil."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 28,Dec 2025 {CBB} <\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ay kahor tagayaan wax weliba oo ay damacsan tahay Israa\u2019iil sida in ay saldhigyo ka dhigato Deegaannada Maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Xamsa ayaa tilmaamay in hannaan weliba oo sharci ah ay u marayaan sidii ay u hor istaagi lahaayeen isku dayada kala duwan ee Israa\u2019iil ay ku raadineyso in ay Saldhig ka samaysato qayb kamid ah Soomaaliya si ay uga adeegsato dagaallada ay doonayso in ay gasho.<\/p>\n<p>Waxa uu bogaadiyay Dalalka kala duwan ee Caalamka ee sida geesinimada ku dheehan tahay ku garab istaagay Soomaaliya, Xamsa ayaa intaas ku daray in aanay marnaba Soomaalida xadgudub dhuleed samayn balse haddii lagu gardaroodo ay ka dhiidhiyaan.<\/p>\n<p>\u201cMowqifka Soomaaliya wuu cad yahay, waa ilaalinta midnimada dadeed &amp; wadajirka dhuleed, dabcan waxa ay Israa\u2019iil rabtaa in ay saldhig ka dhigato Gobollada Waqooyi iyada oo rabto in ay maamusho dhaqdhaqaaqa Badda iyo marin biyoodka Baabul mandab balse kama yeelli doonno, Soomaalidu waa ay u mideysan yihiin diidmada arrintaan\u201d ayuu yiri R\u2019\u2019iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somali news updates\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxa uu soo jeediyay in la xoojiyo ka dhiidhinta xadgudubka Israa\u2019iil ay kula dhaqaaqayso Soomaaliya maadaama ay meel iska dhigtay shuruucda Caalamiga ah ee lagu ilaalinayo xuduudaha, midnimada &amp; wadajirka dhuleed ee dalalka kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 28,Dec 2025 {CBB} Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ay kahor tagayaan wax weliba oo ay damacsan tahay Israa\u2019iil sida in ay saldhigyo ka dhigato Deegaannada Maamulka Somaliland. Xamsa ayaa tilmaamay in hannaan weliba oo sharci ah ay u marayaan sidii ay u hor istaagi lahaayeen isku dayada kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8314,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8315,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8313\/revisions\/8315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}