{"id":8325,"date":"2025-12-28T07:05:35","date_gmt":"2025-12-28T07:05:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8325"},"modified":"2025-12-29T07:06:12","modified_gmt":"2025-12-29T07:06:12","slug":"xasan-shekh-oo-khudbad-xasaasi-ah-u-jeediyey-labada-aqal-ee-baarlamaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8325","title":{"rendered":"Xasan shekh oo khudbad xasaasi ah u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 28,Dec 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil , kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay naf iyo maalba u horayaan ilaalinta qarannimadooda iyo midnimadood, waxa uuna adkeeyey muhiimadda ay leedahay in xilligan loo wada istaago ka hortagga halista ku aaddan jiritaankeenna Soomaalinimo, xasilloonida iyo nabadda gobolka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Job listings Somalia\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cTallaabada Netanyahu waa mid aan marnaba la aqbali karin, waxayna ka dhigan tahay duullaan cad oo lagu soo qaaday qarannimada, madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Gobollada Waqooyi ee Jamhuuriyadda, ee loo yaqaan Somaliland, waa qayb aan kala go\u2019 lahayn oo ka mid ah Soomaaliya. Mowqifkeena ma isbeddeli doono, waxaana ka digeynaa isku-day kasta oo lagu kala qeybinayo dalka.\u201d<br \/>\nMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo bogaadiyey garab istaagga heer gobol, heer Carbeed, heer Afrika iyo heer caalam ee ku aaddan adkaynta iyo difaaca midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa adkeeyey mowqifka soo jireenka ah ee shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ay ku garab taagan yihiin walaalaha Falastiin ee la nool xadgudubyada joogtada ah.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya ma oggolaan doonto in dhulkeeda loo adeegsado dagaallo iyo fitno, waxaan diyaar u nahay in aan kaalin muuqata ka qaadanno nabadda iyo xasilloonida gobolka iyo caalamka. Waxaan sidoo kale si mabda\u2019 ahaan u diiddanahay barakicinta khasabka ah ee shacabka Falastiin\u201d.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Hiran region news\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dalalka saaxiibada ah, kuwa walaalaha ah iyo hay\u2019adaha caalamiga ah in ay garab istaagaan Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed dadaallada diblomaasiyadeed iyo kuwa sharci ee lagu difaacayo madaxbannaanida, midnimada iyo jiritaanka Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8326\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-1024x682.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-1536x1023.webp 1536w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-640x426.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baar-lamka-1920x1279-1.webp 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8327\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-1024x682.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-1536x1023.webp 1536w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-640x426.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/aqalka-1920x1279-1.webp 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8328\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka-1024x683.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka-640x427.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baaarlankka.webp 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8329\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-1024x682.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-1536x1023.webp 1536w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-640x426.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/baarlamka-1920x1279-1.webp 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8330\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-300x200.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-300x200.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-1024x682.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-768x512.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-1536x1023.webp 1536w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-630x420.webp 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-537x360.webp 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-640x426.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3-681x454.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xasan-3.webp 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil , kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8327,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8325","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8325"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8332,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8325\/revisions\/8332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}