{"id":833,"date":"2024-08-13T15:04:44","date_gmt":"2024-08-13T15:04:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=833"},"modified":"2024-08-13T15:04:44","modified_gmt":"2024-08-13T15:04:44","slug":"kalfadhigii-16aad-ee-baarlamaanka-hirshabeele-oo-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=833","title":{"rendered":"Kalfadhigii 16aad ee Baarlamaanka Hirshabeele oo Furmay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 13 August, 2024 {CBB}<\/strong>Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen {Cali Guudlaawe} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Munaasabadda furitaanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar {Dabageed}, Guddoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada Dowladda Hirshabeelle iyo Wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka JFS.<\/p>\n<p>\u201cWaa inoo furan yahay kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle. Howlaha hor-tebinta idiin leh inaad dardargelisaan ayaan rajeynayaa haddii uu Alle idmo.\u201d<\/p>\n<p>Gabogabadii Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ugu mahadceliyay wakiilada Dowladda Hirshabeelle sida ay uga qeybqaateen dagaalka dib u xorreynta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 13 August, 2024 {CBB}Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen {Cali Guudlaawe} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle. Munaasabadda furitaanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar {Dabageed}, Guddoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada Dowladda Hirshabeelle iyo Wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka JFS. \u201cWaa inoo furan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":834,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=833"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":836,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/833\/revisions\/836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}