{"id":8335,"date":"2025-12-28T07:07:31","date_gmt":"2025-12-28T07:07:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8335"},"modified":"2025-12-29T07:49:01","modified_gmt":"2025-12-29T07:49:01","slug":"ururka-jaamacadda-carabta-oo-kulan-deg-deg-ah-maanta-ka-yeeshay-goaankii-ay-israaiil-ku-aqoonsatay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8335","title":{"rendered":"Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah maanta ka yeeshay go\u2019aankii ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay Somaliland."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 28,Dec 2025 {CBB}<\/strong>Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah maanta ka yeeshay go\u2019aankii ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay Somaliland, ayaa soo saaray war-murtiyeed ay ku sheegeen inay si cad uga soo horjeedaan tallaabada ay qaaday Israa\u2019iil oo ay ku sheegeen mid ay Telaabiib ku doonayso inay saldhigyo ciidan ku hesho.<br \/>\nWarmurtiyeedka ayaa intaa ku daray;<\/p>\n<p>\u2022Goluhu wuxuu mar kale xaqiijinayaa mowqifka Carabta ee joogtada ah, kaas oo caddeynaya in Somaliland ay tahay qayb aan ka go\u2019i karin Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana , wuxuu si cad u diidan yahay isku day kasta oo lagu aqoonsanayo kala-goynta Soomaaliya .<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Radio Hiiraanweyn\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>\u2022Golaha Jaamacadda Carabta wuxuu diiday tallaabo kasta oo ka dhalan karta aqoonsigaas, gaar ahaan kuwa loogu talagalay in lagu fududeeyo qorshayaal lagu doonayo barakicinta qasabka ah ee shacabka Falastiin.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-436963\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta.jpg 1080w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta-300x300.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta-150x150.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta-768x768.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta-420x420.jpg 420w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta-696x696.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Jaamacada-Carabta-1068x1068.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 28,Dec 2025 {CBB}Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah maanta ka yeeshay go\u2019aankii ay Israa\u2019iil ku aqoonsatay Somaliland, ayaa soo saaray war-murtiyeed ay ku sheegeen inay si cad uga soo horjeedaan tallaabada ay qaaday Israa\u2019iil oo ay ku sheegeen mid ay Telaabiib ku doonayso inay saldhigyo ciidan ku hesho. Warmurtiyeedka ayaa intaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8364,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8335"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8366,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8335\/revisions\/8366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}