{"id":8345,"date":"2025-12-28T07:35:29","date_gmt":"2025-12-28T07:35:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8345"},"modified":"2025-12-29T07:37:00","modified_gmt":"2025-12-29T07:37:00","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-ururradii-ka-qeybgalay-doorashadii-golayaasha-deegaanka-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8345","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ururradii ka qeybgalay doorashadii golayaasha deegaanka ee gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 28,Dec 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa madaxtooyadda ku qaabbilay ururradii ka qeybgalay doorashadii golayaasha deegaanka ee ka dhacday gobolka Banaadir\u2014 wax ka yar 24 saac kadib markii uu natiijo la\u2019aan ku soo dhammaaday wadatashi uu la yeeshay madasha samata-bixinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka<\/p>\n<p>Kulankan siyaasadeed ayaa loo fasiran karaa inuu madaxweynuhu ku wargelinayo siyaasiyiinta mucaaradka in xaalad kasta ajandihiisa doorashada ay mudnaan leeyihiin, taa oo meesha ka saari karta in marxaladan lagu jiro uu madaxweynuhu diiradda saari karo tallabooyin hoos u dhigaya khilaafka si loo helo aragtiyo mideysan oo lagu wajaho marxaladda uu dalka wajahayo.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Job board for Somalia\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa madaxtooyadda ku qaabbilay ururradii ka qeybgalay doorashadii golayaasha deegaanka ee ka dhacday gobolka Banaadir\u2014 wax ka yar 24 saac kadib markii uu natiijo la\u2019aan ku soo dhammaaday wadatashi uu la yeeshay madasha samata-bixinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka Kulankan siyaasadeed ayaa loo fasiran karaa inuu madaxweynuhu ku wargelinayo siyaasiyiinta mucaaradka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8346,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8345","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8345"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8347,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8345\/revisions\/8347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}