{"id":8348,"date":"2025-12-28T07:37:30","date_gmt":"2025-12-28T07:37:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8348"},"modified":"2025-12-29T07:38:45","modified_gmt":"2025-12-29T07:38:45","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-kulan-gaar-ah-la-qaatay-xubnaha-ka-soo-jeedo-somaliland-ee-ku-jira-dfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8348","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulan gaar ah la qaatay Xubnaha ka soo jeedo Somaliland ee ku jira DFS."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 28,Dec 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida dalka ayaa kulan la qaatay, mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha fulinta iyo sharci dajinta ku matala, Gobolada Waqooyi ee dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa mas\u2019uuliyiinta ka dhageystay tallooyin iyo aragtiyo wax ku ool ah oo ku aadan, hannaanka loo wajahayo, ka hortagga fara-galinta shisheeye iyo ilaalinta midnimada dalka, isaga oo ka dalbaday in ay qaataan doorkooda ku aaddan ilaalinta Qarannimada iyo wadajirka Ummadda soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhankooda, mas\u2019uuliyiinta Xukuumadda iyo Baaralamaanka dalka ku matala Gobolada Waqooyi ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyay, dadaalka xooggan ee uu ku bixinayo ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka, iyaga oo ballan qaaday in ay kaalintooda ka qaadandoonaan, Ololaha Qaran ee looga hortagayo kala qaybinta dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida dalka ayaa kulan la qaatay, mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha fulinta iyo sharci dajinta ku matala, Gobolada Waqooyi ee dalka. Madaxweynaha ayaa mas\u2019uuliyiinta ka dhageystay tallooyin iyo aragtiyo wax ku ool ah oo ku aadan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8349,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8348"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8350,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8348\/revisions\/8350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}