{"id":8363,"date":"2025-12-29T08:07:20","date_gmt":"2025-12-29T08:07:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8363"},"modified":"2025-12-29T08:07:20","modified_gmt":"2025-12-29T08:07:20","slug":"golaha-ammaanka-oo-maanta-dhagaysanaya-dacwad-soomaaliya-ay-ka-gudbisay-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8363","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo maanta dhagaysanaya dacwad Soomaaliya ay ka gudbisay Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 29,Dec 2025 {CBB}<\/strong>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta shir gaar ah ka leh Dacwad Soomaaliya ay ka gudbisay Israa\u2019iil kaddib markii Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu Jimcihii ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland.<\/p>\n<p>Soomaaliya oo kamid ah 15ka Dal ee go\u2019aanka ka gaaraya qaraarka loo gudbiyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa saacadihii u danbeeyay heshay Isbahaysi xooggan oo ku garab istaagaya diidmada kala qaybinta dhuleed ee Israa\u2019iil ku samaysay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Danjiraha Israa\u2019iil ee Qaramada Midoobay, Danny Danon ayaa dhankiisa billaabay kulamo uu la qaadanayo Danjireyaasha qaar oo ku gacanseeray in ay ku garab istaagaan xadgudubka Maamulkiisa uu ku sameeyay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dalal badan iyo Urruro Caalami ah ayaa billaabay sidii ay meel fog uga istaagi lahaayeen Damaca gurracan ee Israa\u2019iil ku doonayso in ay Saldhig Militari uga sameysato Deegaanno katirsan Waqooyi Galbeed Soomaaliya oo sidoo kale loo garan ogyahay Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 29,Dec 2025 {CBB}Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta shir gaar ah ka leh Dacwad Soomaaliya ay ka gudbisay Israa\u2019iil kaddib markii Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu Jimcihii ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland. Soomaaliya oo kamid ah 15ka Dal ee go\u2019aanka ka gaaraya qaraarka loo gudbiyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8367,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8363"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8369,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8363\/revisions\/8369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}