{"id":8381,"date":"2025-12-30T10:53:45","date_gmt":"2025-12-30T10:53:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8381"},"modified":"2025-12-30T10:53:45","modified_gmt":"2025-12-30T10:53:45","slug":"raiisul-wasaarihii-hore-ee-dalka-bangladesh-oo-geeriyootay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8381","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee dalka Bangladesh oo geeriyootay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 30, Dec 2025 {CBB} <\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul-wasaarihii ugu horreeyay ee dumar ah ee Bangladesh, Khaleda Zia, ayaa ku geeriyootay da\u2019da 80 sano kaddib xanuun muddo dheer hayay.<\/p>\n<p>Zia waxay noqotay haweeneydii ugu horreysay ee hoggaamisa dowladda Bangladesh sanadkii 1991, kaddib markii ay xisbigeedu ku guuleystay doorashadii dimuqraadiyadeed ee ugu horreysay ee dalka ka dhacda muddo 20 sano ah.<\/p>\n<p>Dhakhaatiirtu Isniintii waxay sheegeen in xaaladdeedu ay ahayd \u201cmid aad u halis ah.\u201d Waxaa lagu xiray qalabka neefsinta (life support), balse ma suurtagelin in la siiyo dawooyin badan isla mar ahaantaas sababo la xiriira da\u2019deeda iyo caafimaadkeeda guud oo aad u liitay, ayay sheegeen.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Satellite phones\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Inkasta oo caafimaadkeedu liitay, haddana xisbigeedu horey ayuu u sheegay in Zia ay ka qaybgeli doonto doorashooyinka guud ee la filayo Febraayo, kuwaas oo ah kuwii ugu horreeyay tan iyo kacdoonkii horseeday in xilka laga tuuro haweenaydii kale ee ay is hayeen Zia, Sheekh Xasiina.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 30, Dec 2025 {CBB} \u00a0Ra\u2019iisul-wasaarihii ugu horreeyay ee dumar ah ee Bangladesh, Khaleda Zia, ayaa ku geeriyootay da\u2019da 80 sano kaddib xanuun muddo dheer hayay. Zia waxay noqotay haweeneydii ugu horreysay ee hoggaamisa dowladda Bangladesh sanadkii 1991, kaddib markii ay xisbigeedu ku guuleystay doorashadii dimuqraadiyadeed ee ugu horreysay ee dalka ka dhacda muddo 20 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8382,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8383,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8381\/revisions\/8383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8382"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}