{"id":8399,"date":"2025-12-30T11:06:56","date_gmt":"2025-12-30T11:06:56","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8399"},"modified":"2025-12-30T11:06:56","modified_gmt":"2025-12-30T11:06:56","slug":"banaanbaxyo-lagu-diidan-yahay-damaca-israiil-oo-maanta-ka-dhacay-qeybo-ka-mid-ah-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8399","title":{"rendered":"Banaanbaxyo lagu diidan yahay Damaca Isra\u2019iil oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah dalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 30, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb, Guriceel iyo Laascaanood ayaa maanta waxaa isugu soo baxay kumannaan shacab ah oo si wadajir ah uga dhiidhinaya go\u2019aanka ay Israa\u2019iil ku sheegtay kala-jarista dalka, iyo sidoo kale dhaqdhaqaaqyada ay ku tilmaameen kuwo halis ku ah midnimada Soomaaliya oo uu wado maamulka Hargeysa ee Waqooyi Galbeed.<\/p>\n<p>Isu-soo-baxyadaas oo si nabad ah u dhacay ayaa waxaa ka qeyb galay culimada diinta, waxgaradka dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo muujiyay midnimo iyo dareen wadareed oo ku aaddan difaaca madax-bannaanida iyo midnimada dalka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Culimada ka hadashay isu-soo-baxyada ayaa cambaareeyay faragelin kasta oo shisheeye, iyaga oo ku baaqay in la ilaaliyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay ka go\u2019an tahay in aysan marnaba aqbalin kala-qaybin iyo tallaabo kasta oo dhaawacaysa jiritaanka qaranka.<\/p>\n<p>Isu-soo-baxyadan oo wali ka socda meelo kale oo ka mid ah dalka ayaa kusoo beegmaya xilli ay sii xoogeysanayaan dareenka shacabka ee ku aaddan arrimaha siyaasadeed ee ka taagan dalka, iyadoo shacabka ay si cad u muujiyeen mowqifkooda ku aaddan ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_2123649146\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_2123649146\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_2123649146\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined photoItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~974115355435601512~~XYIenI9wxfePw-6Q3ERn0DNGH7SxTjyLmBFNIvLmuXzpZyC7dGVdvKnSHsaHrNsFr6KHfhMNDc_prPncQ7T8QJoTzNGcxv2FGi93wm-fDS25GGcntPkUI0jbdQWws_NIJBXaSqU6QZJGyC4R2CppbUsx-7--yUJQdBQmTiMUeB1F1uDCUl2erKuhM8RA00Sfju5zGzQ_IIckk7vgVO8dLHvC-ri2ARKgunG2LKsRudDMn4QBIqPKu5xLTq8ANlDqUUVxlxp0kRXtccYvlozQOGjY2whQqAdTqPp-i417PCe_YEop8T4fbz_n0kIfvVx_\" data-item-title=\"Remember Susan Boyle? You Better Sit Down Before You See Her Now\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/b11c45444d3a8985ac0c72098ed8eeb2.png\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 30, Dec 2025 {CBB}Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb, Guriceel iyo Laascaanood ayaa maanta waxaa isugu soo baxay kumannaan shacab ah oo si wadajir ah uga dhiidhinaya go\u2019aanka ay Israa\u2019iil ku sheegtay kala-jarista dalka, iyo sidoo kale dhaqdhaqaaqyada ay ku tilmaameen kuwo halis ku ah midnimada Soomaaliya oo uu wado maamulka Hargeysa ee Waqooyi Galbeed. Isu-soo-baxyadaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8400,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8399","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8399","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8399"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8401,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8399\/revisions\/8401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}