{"id":8402,"date":"2025-12-31T10:18:25","date_gmt":"2025-12-31T10:18:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8402"},"modified":"2025-12-31T10:18:25","modified_gmt":"2025-12-31T10:18:25","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-markale-ku-celiyay-in-aanay-soomaaliya-aqbali-karin-in-israaiil-ay-usoo-rarto-colaadda-bariga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8402","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo markale ku celiyay in aanay Soomaaliya aqbali Karin in Israa\u2019iil ay usoo rarto colaadda Bariga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 31, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ku celiyay in aanay Dalka aqbali Karin in Israa\u2019iil ay usoo rarto colaadda Bariga Dhexe iyo in si loosoo masaafuriyo Shacabka Falastiin ee dhulkooda jooga.<\/p>\n<p>Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas ku daray in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dacwad ka dhan ah Israa\u2019iil ka gudbisay kaddib markii ay horgaysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo garab istaagay Midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=3002896815&amp;adf=1057317972&amp;pi=t.aa~a.2084950188~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1767175820&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fmw-xasan-sheekh-oo-markale-ku-celiyay-in-aanay-soomaaliya-aqbali-karin-in-israaiil-ay-usoo-rarto-colaadda-bariga-dhexe%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQzLjAuNzQ5OS4xNzAiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0My4wLjc0OTkuMTcwIl0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjE0My4wLjc0OTkuMTcwIl0sWyJOb3QgQShCcmFuZCIsIjI0LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1767175814722&amp;bpp=1&amp;bdt=2477&amp;idt=1&amp;shv=r20251211&amp;mjsv=m202512100101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1767175814%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1767175814%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1767175814%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=649470478382&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.1&amp;dmc=4&amp;adx=245&amp;ady=1532&amp;biw=1441&amp;bih=703&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31095903%2C31096042%2C95376242%2C95378749%2C95379484%2C42533294&amp;oid=2&amp;pvsid=1786707245830170&amp;tmod=258690399&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=1%2C1%2C1%2C1%2C1600%2C0%2C1598%2C858%2C1455%2C703&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1.1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjguMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=5321\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CNT-qPjK55EDFQtTHgIdTS02dg\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waraysi uu siiyay Teleefishinka Aljazeera ayuu sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku sheegay in Somaliland ay tahay qayb kamid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya sidaas awgeed aanay jirin wax gooni istaag ah oo ay haysato.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cSomaliland waxa ay muddo dheer oo ah 34 sano ay sheeganaysay gooni-isu-taag, balse hal dal oo dunida ka mid ah weligiis ma aqoonsan, waxa aan xoogga saarnaa Midowga &amp; wadajirka si nabad ah, In Israa\u2019iil ay dhahdo waan aqoonsanay si kedis ah waxa ay ahayd arrin lama filaan ah\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayuu yiri, MW JFS, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Waxa uu carrabka ku dhuftay in saddex qodob oo culus in ay Israa\u2019iil ku xirtay Somaliland, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu xusay in ay ka dhiidhisay arrintaas oo saamayn dambe ku yeelanaysa Dalka, waxaana uu saddexdaas qodob ku kala sheegay:-<\/p>\n<p>1-In Dadka Falastiin ee dhulkooda ay ka barakicinayaan Yuhuudda la dul dejiyo.<\/p>\n<p>2-In Saldhig Miltair ay ku yeellato Gacanta Cadmeed<\/p>\n<p>3-In ay ku biirto Somaliland Heshiiska Abraham oo Dalalkii horay u galay xitaa dhaqangelin waayeen.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa garab istaag xooggan ku heshay shirkii Isniinta ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxa ay dalalkii ka qaybgalay ay dhammaantood dhinac istaageen Midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 31, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ku celiyay in aanay Dalka aqbali Karin in Israa\u2019iil ay usoo rarto colaadda Bariga Dhexe iyo in si loosoo masaafuriyo Shacabka Falastiin ee dhulkooda jooga. Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas ku daray in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dacwad ka dhan ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8403,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8402","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8404,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8402\/revisions\/8404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}