{"id":8417,"date":"2025-12-31T10:33:02","date_gmt":"2025-12-31T10:33:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8417"},"modified":"2025-12-31T10:33:02","modified_gmt":"2025-12-31T10:33:02","slug":"mali-burkina-faso-oo-qaaday-tallaabo-ay-donald-trump-uga-aargoosanayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8417","title":{"rendered":"Mali &#038; Burkina Faso oo qaaday tallaabo ay Donald Trump uga aargoosanayaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 31, Dec 2025 {CBB}<\/strong>Dalalka Mali &amp; Burkina Faso ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika ayaa qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah Dowladda Maraykanka isla markaana jawaab u ah Tallaab hore oo Madaxweyne Donald Trump uu qaaday.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay labadaan Dowlad ayaa lagu sheegay in markii uu Donald Trump uu dalkiisa ka mamnuucay Muwaadiniinta Mali iyo Burkina Faso in iyane ay qaadeen tallaab jawaab u ah oo Muwaadiniintiisa looga joojiyay dalalkooda.<\/p>\n<p>Mali &amp; Burkina Faso ayaa noqday Dalalkii ugu horreeyay ee qaaday tallaabooyin loogu aargudayo Muwaadiniintooda laga joojiyay u safarka Maraykanka inta uu jirayo amarka kasoo baxay Madaxweyne Donald Trump.<\/p>\n<p>Maamulka Trump ayaa dhowaan soo rogay xayiraad aan xadidnayn muddada ay soconayso oo ka dhan ah Muwaadiniinta Dalal badan oo Soomaaliya ay kamid tahay oo lala joojiyay in ay u safraan Dalkiisa isaga oo saaray cilado kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 31, Dec 2025 {CBB}Dalalka Mali &amp; Burkina Faso ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika ayaa qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah Dowladda Maraykanka isla markaana jawaab u ah Tallaab hore oo Madaxweyne Donald Trump uu qaaday. Bayaan kasoo baxay labadaan Dowlad ayaa lagu sheegay in markii uu Donald Trump uu dalkiisa ka mamnuucay Muwaadiniinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8418,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8419,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8417\/revisions\/8419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}