{"id":8442,"date":"2026-01-02T08:07:46","date_gmt":"2026-01-02T08:07:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8442"},"modified":"2026-01-03T08:09:55","modified_gmt":"2026-01-03T08:09:55","slug":"ciyaaryahan-mesut-ozil-yaa-ka-falceliyay-dhibaatooyinka-lagu-hayo-shacabka-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8442","title":{"rendered":"Ciyaaryahan Mesut \u00d6zil yaa ka falceliyay dhibaatooyinka lagu hayo Shacabka Falastiin."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 2, Jan 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Ciyaaryahanka lagu magacaabo Mesut \u00d6zil ayaa ka falceliyay dhibaatooyinka lagu hayo Shacabka Falastiin, waxa uu sheegay in dadka u dhashay Turkiga oo asal ahaan uu kasoo jeedo ciyaaryahankaan ay garab taagan yihiin.<\/p>\n<p>\u00d6zil ayaa tilmaamay in la dhibaateeyay Shacabka Falastiin una baahan yihiin aan laga aamusin oo Af iyo addin lagu difaaco, qadiyaddaan ayuu tilmaamay in ay uga dhigan tahay mid nafsaddiisa ku xiran oo dhiiggiisa la shaqeyneysa.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan nahay idinka oo ah reer Falastiin, waan idin garb taaganahay, kama aamusi karno dhibkiinna, mana idin hilmaami doonno, ma nihin Dad caraysan balse xaqiiqada ah ayaa in aan ka dhiidhinayso dhibaatada walaalaha Falastiin\u201d Ayuu yiri, Ciyaaryahan Mesut \u00d6zil.<\/p>\n<p>Waxa uu difaacay sababta uu had iyo jeer u dhinac taagan tahay Falastiin isaga oo aan ku lug lahayn Siyaasadda balse uu yahay Ciyaaryahan heer caalami ah una soo saftay dalkiisa labaad ee Jarmalka inkasta oo uu ka fadhiistay haatan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somali diaspora community services\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Mesut \u00d6zil ayaa arrintaas dhinac dhigay sida haddii lagu xadgudbi lahaa qof Jarmal ah ay u kici lahaayeen dhammaadka dadka kale oo kale in uu sidaas oo kale u garab taagan tahay Walaalaha Falastiin oo dhibaatada lagu hayo lagu daawanayo.<\/p>\n<p>\u201cIn Carruurta la dilo, Meel weliba la beegsado, Shacabka la cunaqabateeyo oo laga jaro cunno, biyo &amp; agabka Caafimaadka halkee ayay uga jirtaa bani aadamnimada, waxa ka jira Dhulka Falastiin waa wax aan laga aamusi karin\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay Mesut \u00d6zil.<\/p>\n<p>Ciyaartoy badan ayaa ka dhiidhiyay dhibaatooyinka lagu hayo Shacabka Falastiin, waxa ay sheegeen in ka hadalka dhibaatooyinkaas aan ka dhigteen in ay fureen bog siyaasadeed oo aan looga baran in cayaaraha la dhexgeliyo Siyaasadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 2, Jan 2026 {CBB}\u00a0Ciyaaryahanka lagu magacaabo Mesut \u00d6zil ayaa ka falceliyay dhibaatooyinka lagu hayo Shacabka Falastiin, waxa uu sheegay in dadka u dhashay Turkiga oo asal ahaan uu kasoo jeedo ciyaaryahankaan ay garab taagan yihiin. \u00d6zil ayaa tilmaamay in la dhibaateeyay Shacabka Falastiin una baahan yihiin aan laga aamusin oo Af iyo addin lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8443,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25,1],"tags":[],"class_list":["post-8442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8444,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8442\/revisions\/8444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}