{"id":8445,"date":"2026-01-02T08:10:07","date_gmt":"2026-01-02T08:10:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8445"},"modified":"2026-01-03T08:17:53","modified_gmt":"2026-01-03T08:17:53","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-ayaa-maanta-la-filayaa-inuu-u-ambabaxo-dalka-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8445","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta la filayaa inuu u ambabaxo dalka Sacuudi Carabiya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 2, Jan 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa inuu u ambabaxo dalka Sacuudi Carabiya, isagoo halkaasi kula kulmi doono Dhaxal sugaha Sacuudiga Boqor Bin Salmaan.<\/p>\n<p>Ajandaha ugu weyn ee laga wada hadli doono ayaa ah siddii looga hortagi lahaa gardarada iyo faragelinta Israa\u2019iil iyo sidii iskaashi arrintaasi looga sameyn lahaa.<\/p>\n<p>Dowladda Sacuudiga ayaa kaalinta hore uga jirta difaaca midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed, arrinta aqoonsiga Waqooyi Galbeed iyo In Israa\u2019iil halkaas soo dagto waxa ay u arkaan khad cas oo lama taabtaan ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lafilayaa Sacuudiga kadib in Madaxweyne Xasan Sheekh uu safar ku tago dalka Masar oo ah saaxib muhiim ah oo ay Soomaaliya leedahay xilliyada adagna garab istaaga.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horey u tagay dalalka Jabuuti iyo Turkiga, waxaa uuna wadamadaasi ka soo helay garab istaag xooggan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somali oil exploration\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo Shacabka ayaa si dareen leh uga soo horjeestay go\u2019aanka Israa\u2019iil ee ah in la kala qeybiyo dalka, waxaana tan iyo markii uu soo ifbaxay talaabada Israa\u2019iil ku aqoonsatay Somaliland magaalooyinka kala duwan ee dalka ka dhacaayay banaanbaxyo dadka Soomaaliyeed ku diidan yihiin go\u2019aankaas oo ku tilmaameen mid xadgudub ku ah Qaranimada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 2, Jan 2026 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa inuu u ambabaxo dalka Sacuudi Carabiya, isagoo halkaasi kula kulmi doono Dhaxal sugaha Sacuudiga Boqor Bin Salmaan. Ajandaha ugu weyn ee laga wada hadli doono ayaa ah siddii looga hortagi lahaa gardarada iyo faragelinta Israa\u2019iil iyo sidii iskaashi arrintaasi looga sameyn lahaa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8446,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8447,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8445\/revisions\/8447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}