{"id":8448,"date":"2026-01-02T08:18:18","date_gmt":"2026-01-02T08:18:18","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8448"},"modified":"2026-01-03T08:19:56","modified_gmt":"2026-01-03T08:19:56","slug":"muxuu-yahay-qarax-miinada-ah-oo-lala-eegtay-madaxweynaha-dg-hir-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8448","title":{"rendered":"Muxuu Yahay Qarax miinada ah Oo lala eegtay Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle ?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 2, Jan 2026 {CBB}<\/strong>Qarax la sheegay in uu ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay kolonyo galbinaysay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dib ugu noqday Magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan, qaraxa ayaa haleelay mid kamid ah Gaadiidka wax ka gelbinayay Madaxweyne Cali Guudlaawe, waxaa ka dhashay dhaawaca 2 qof oo kamid ah Ilaalada Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Goobta uu qaraxa ka dhacay waa jidka isku xira Garoonka Diyaaradaha iyo Magaalada Jowhar xarunta Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, waxaa qaraxaas kaddib billowday howlgal ilaa haatan aanay kasoo bixin natiijo rasmi ah.<\/p>\n<p>Cali Guudlaawe iyo Wafdiga la socda waxa ay maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen Magaalada Muqdisho, maanta ayay dib ugu laabteen Xarunta Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ee Jowhar si uu xoogga u saarayo howlaha horyaalla.<\/p>\n<p>Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar waxa uu Magaaladaas u jiraa ilaa 15 Kiilo-mitir, dhowr jeer waxaa sidaan oo kale uga dhacay qarax miino, howlgallo lagu baarayo miinooyinka waxaa dhowr jeer iska kaashaday ciidamada ammaanka Hir-Shabeelle &amp; Kuwa AUSSOM.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Geopolitical consulting services\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong>La soco wixii kasoo kordha<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 2, Jan 2026 {CBB}Qarax la sheegay in uu ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay kolonyo galbinaysay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dib ugu noqday Magaalada Jowhar. Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan, qaraxa ayaa haleelay mid kamid ah Gaadiidka wax ka gelbinayay Madaxweyne Cali Guudlaawe, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8449,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8450,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8448\/revisions\/8450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}