{"id":8454,"date":"2026-01-03T08:23:13","date_gmt":"2026-01-03T08:23:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8454"},"modified":"2026-01-03T08:23:13","modified_gmt":"2026-01-03T08:23:13","slug":"sheekh-maxamed-weli-mw-cirro-waxa-aan-u-sheegnay-in-heshiiska-uu-israaiil-la-galay-uu-si-cad-uga-hor-imaanayo-diinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8454","title":{"rendered":"Sheekh Maxamed Weli \u201cMW Cirro waxa aan u sheegnay in heshiiska uu Israa\u2019iil la galay uu si cad uga hor imaanayo Diinta\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 3, Jan 2026 {CBB}<\/strong>Sheekh Maxamed Weli oo kamid ah Culimada Somaliland ee dhowaan la kulmay Madaxweynaha Maamulkaas, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa sheegay in ay u sheegeen khatarta diimeed iyo tan dadeed ee ku hoos jirta heshiiska uu la galay Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Sheekha ayaa sheegay in uu la wadaagay waxyaabaha uu ku doortay heshiiskaan ay ku ictiraafayso Israa\u2019iil iyagana ay u gudbiyeen in sida uu ka dhiganayo aanay ahayn maadaama alle uu qur\u2019aanka ku caddeeyay Yuhuud waxa ay tahay &amp; in la xigtaysto.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=3549432515&amp;adf=145987673&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1767428537&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fsheekh-maxamed-weli-mw-cirro-waxa-aan-u-sheegnay-in-heshiiska-uu-israaiil-la-galay-uu-si-cad-uga-hor-imaanayo-diinta%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=949&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQzLjAuNzQ5OS4xNzAiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0My4wLjc0OTkuMTcwIl0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjE0My4wLjc0OTkuMTcwIl0sWyJOb3QgQShCcmFuZCIsIjI0LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1767428536947&amp;bpp=2&amp;bdt=2420&amp;idt=-M&amp;shv=r20251211&amp;mjsv=m202512100101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1767428536%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1767428536%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1767428536%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=8168798320551&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.1&amp;dmc=4&amp;adx=245&amp;ady=1646&amp;biw=1441&amp;bih=703&amp;scr_x=0&amp;scr_y=364&amp;eid=31095903%2C31096042%2C95376242%2C95378600%2C95378749&amp;oid=2&amp;pvsid=7067544026822695&amp;tmod=640463270&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C0%2C1600%2C860%2C1455%2C703&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1.1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNjguMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=944\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CIT2t7H47pEDFf_qOwIdd0oGVg\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in heshiiska Abraham ee Somaliland qaybta ka noqonayso kaas oo aqoonsi siinaya Yuhuudda isla markaana lagu xaqirayo Jiritaanka Falastiin, arrintaas ayuu tilmaamay in ay diideen Dalal badan oo Carbeed.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cMW Cirro oo inoo yeeray anaga oo ah Culimo kala duwan ee kala firqooyin ah, waxa uu inoo sheegay in uu u socdo Tel Aviv si uu u dhammaystiro heshiiska inta dhiman, waan waaninay oo waxa aan ku dul aqrinay aayadaha ka hadlaya arrintaan, waxa aan u sheegtay in uu heshiiskaan kahor imaanayo Diinta,\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri Sheekh Maxamed Weli oo kamid ah Culimada Somaliland.<\/p>\n<p>Waxa uu ka digay Dadka la dabbaaldegaya Dadka u dhashay Israa\u2019iil oo qaarkood Baraha Bulshada kasoo muuqday maalmihii lasoo dhaafay, Sheekh Maxamed Weli ayaa dadka sidaas samaynaya xusuusiyay in ay alle uga baqaan waxa ay samaynayaan oo uusan raalli ka ahayn.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cYuhuudda la leeyahay walaalahayn ayay inoo dhaamaan si toos ah ayay diinta uga hor imaanaysaa, in mu\u2019min la ahaado &amp; in Gaal loo dabbaaldego isma qabanayso, Ilaahay isaga ayaa ciziga haya, Gaallo ma hayso, Yuhuud ma hayso, kiristaanna ma hayo\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu hadalkiisa sii raaciyay Sheekh Maxamed Weli.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa la sheegay in ay xireen qaar kamid ah Culimada oo si toos ah Bulshada ula wadaagay sida uusan alle raalli uga ahayn heshiiskaas oo kahor imaanaya Diinta iyaga oo dadka ay u khudbeeyeen u aqriyay Aayado &amp; Axaadiith.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 3, Jan 2026 {CBB}Sheekh Maxamed Weli oo kamid ah Culimada Somaliland ee dhowaan la kulmay Madaxweynaha Maamulkaas, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa sheegay in ay u sheegeen khatarta diimeed iyo tan dadeed ee ku hoos jirta heshiiska uu la galay Israa\u2019iil. Sheekha ayaa sheegay in uu la wadaagay waxyaabaha uu ku doortay heshiiskaan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8455,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8454"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8456,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8454\/revisions\/8456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}