{"id":8460,"date":"2026-01-03T08:28:09","date_gmt":"2026-01-03T08:28:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8460"},"modified":"2026-01-03T08:28:09","modified_gmt":"2026-01-03T08:28:09","slug":"dad-ku-dhintay-dhulgariir-cabirikiisu-yahay-6-5-oo-ku-dhuftay-mexico","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8460","title":{"rendered":"Dad ku dhintay dhulgariir cabirikiisu yahay 6.5 oo ku dhuftay Mexico"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 3, Jan 2026 {CBB}<\/strong>Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay kadib markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay koonfurta iyo bartamaha Mexico Jimcadii.<\/p>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Warbaahinta CBS, ee Maraykanka\u00a0 ayaa sheegtay in ilaa fiidnimadii jimcaha waqtiga maxaliga ah ee dalkaas, labo qof ay dhinteen halka dhowr kale ay dhaawacmeen.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Xudunta dhulgariirka cabirkiisu ahaa 6.5 ayaa ku dhawayd magaalada dalxiiska caanka ah ee Acapulco, oo ku taal agagaarka San Marcos ee gobolka koonfur-galbeed ee Guerrero.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Gobolka Guerrero, guddoomiyaha gobolka Evelyn Salgado ayaa sheegtay in haweeney 50 jir ah la rumeysan yahay inay ku dhimatay, halka Clara Brugada, duqa magaalada Mexico City, ay xaqiijisay geerida nin 60 jir ah. Waxay sidoo kale sheegtay in 12 qof oo kale ay dhaawacmeen<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 3, Jan 2026 {CBB}Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay kadib markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay koonfurta iyo bartamaha Mexico Jimcadii. Warbaahinta CBS, ee Maraykanka\u00a0 ayaa sheegtay in ilaa fiidnimadii jimcaha waqtiga maxaliga ah ee dalkaas, labo qof ay dhinteen halka dhowr kale ay dhaawacmeen. Xudunta dhulgariirka cabirkiisu ahaa 6.5 ayaa ku dhawayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8461,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8462,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8460\/revisions\/8462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}