{"id":8487,"date":"2026-01-04T08:31:19","date_gmt":"2026-01-04T08:31:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8487"},"modified":"2026-01-05T08:46:28","modified_gmt":"2026-01-05T08:46:28","slug":"xarumo-caafimaad-oo-u-xirmay-dhaqaale-laaan-deegaannada-dowlad-goboleedka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8487","title":{"rendered":"Xarumo Caafimaad oo u xirmay dhaqaale la\u2019aan Deegaannada Dowlad-Goboleedka Galmudug."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 4, Jan\u00a0 2026\u00a0 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Xarumo Caafimaad oo ku yaalla\u00a0 \u00a0ayaa wajahaya xaalado dhaqaale la\u2019aan, waxaa la sheegay in ay xirmayaan in ka badan 60 Xarumood maadaama uu go\u2019ay lacagihii ku baxayay.<\/p>\n<p>Wasiirka Dowlad-Goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye Makaawi ayaa sheegay in xirmashada Xarumahaan ay kusoo beegmeen xili ay xaaladdu adag tahay oo Abaaro darran ay ka jiraan Gobollada Dalka gaar ahaan Bartamaha.<\/p>\n<p>Makaawi ayaa intaas ku daray in xarumahaan xirmaya ay dabooli jireen dad badan, 25 kamid ahna loogu adeegayay Carruurta, waxa uu dalbaday in la garab istaago sii socoshada Mashaariicdaan si looga hortago halista laga digayo.<\/p>\n<p>\u201cHaddii Roob yimaado dhibaato ayaa jira, haddii la waayo dhibaato ayaa jirta, haddii Siyaasadda iyo amniga lagu heshiin waayo abaarta ayaa imaanaysa, Galmudug 500,000 oo qof ayaa saameen ku yeelatay abaarta hadda jirta.\u201d Sidaasi waxaa yiri, Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye Makaawi, Wasiirka Gargaarka Galmudug<\/p>\n<p>Waa uu sii hadlay waxaana uu hadalkiisa sii raaciyay \u201c25 xarumood oo loogu talagay carruurta ayaa maanta waxaa ka istaagay mashaariicdii, March 2026, saddex bilood ka dib 35 xarumood ayaa mashaariicda ka istaagi doonaan.\u201d<\/p>\n<p>Hay\u2019ado gacanta ku hayay Mashaariic kala duwan ayaa shaqada joojiyay sababo la xiriira Dalalkii iyo ururradii Caalamiga ah ee garab taagnaa oo ku wargeliyay in ay joojiyeen taakuladii ay siinayeen, waxa ay ku qasbanaadeen in ay qaataan go\u2019aanka albaabada la isugu dhufanayo xarumo badan oo kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 4, Jan\u00a0 2026\u00a0 {CBB}\u00a0Xarumo Caafimaad oo ku yaalla\u00a0 \u00a0ayaa wajahaya xaalado dhaqaale la\u2019aan, waxaa la sheegay in ay xirmayaan in ka badan 60 Xarumood maadaama uu go\u2019ay lacagihii ku baxayay. Wasiirka Dowlad-Goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye Makaawi ayaa sheegay in xirmashada Xarumahaan ay kusoo beegmeen xili ay xaaladdu adag tahay oo Abaaro darran ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8488,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8487","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8487","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8487"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8487\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8489,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8487\/revisions\/8489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8487"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8487"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8487"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}