{"id":851,"date":"2024-08-18T15:11:10","date_gmt":"2024-08-18T15:11:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=851"},"modified":"2024-08-18T15:11:10","modified_gmt":"2024-08-18T15:11:10","slug":"dowladda-oo-goaanno-ka-soo-saartay-cabashadii-ay-qabeen-wadayaasha-mooto-bajaajta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=851","title":{"rendered":"Dowladda oo go\u2019aanno ka soo saartay cabashadii ay qabeen wadayaasha Mooto Bajaajta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 18 August, 2024 {CBB}<\/strong>Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir, Saalax Cumar Xasan ayaa warbaahinta u akhriyay qoddobo laga soo saaray shir ay yeesheen Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, taasi oo la xiriirta cabashada maalmihii la soo dhaafay ay qabeen wadayaasha Mooto Bajaajta.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sheegay in wax laga qabtay cabashada wadayaasha, iyada oo la soo saaray go\u2019aanno.<\/p>\n<p><strong>\u201cLacagta Leysinka waxaa laga dhigay 106.5 dollar, halka markii hore uu ahaa $200, Hadii uu leysinka kaa dhaco 32 doolar hadii uu kaa lumana 20 dollar, Mudada dhicista Leysinka oo markii hore aheyd sadex sano hadda waxaa laga dhigay 5 Sano, \u00a0Ganaaxa qofkii Leysin la\u2019aan ah oo markii hore aheyd 50$ hadda waa 5$, Warqadda Caafimaadka oo markii hore aheyd 25 ilaa 30$ hadda waa 15$ iyo Warqadda dhalashada iyo Sugnaanta waa 10$ \u201c<\/strong>\u00a0ayuu yiri Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Go\u2019aamadan ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir ayaa ku soo aadaya xilli cabasho maalmihii la soo dhaafay ay qabeen wadayaasha Mooto Bajaajta, isla markaasna ay gaartay madaxda qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 18 August, 2024 {CBB}Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir, Saalax Cumar Xasan ayaa warbaahinta u akhriyay qoddobo laga soo saaray shir ay yeesheen Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, taasi oo la xiriirta cabashada maalmihii la soo dhaafay ay qabeen wadayaasha Mooto Bajaajta. Afhayeenka ayaa sheegay in wax laga qabtay cabashada wadayaasha, iyada oo la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":852,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=851"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":853,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/851\/revisions\/853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}