{"id":8521,"date":"2026-01-06T10:33:42","date_gmt":"2026-01-06T10:33:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8521"},"modified":"2026-01-07T10:35:00","modified_gmt":"2026-01-07T10:35:00","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-srl-oo-shir-jaraaid-laqaadan-doona-dhiga-madaxweyne-cirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8521","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda SRL oo shir jaraa\u2019id laqaadan doona dhiga Madaxweyne Cirro ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 06 Jan 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.<\/p>\n<p>Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa laba todobaad kadib markii Israa\u2019iil ay si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland, go\u2019aankaasi oo sababay diidmada Dowladda Soomaaliya iyo xubnaha Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan magaalada Hargeysa Wafdigaan uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil ayaa kulan gaar ah la yeelan doona Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada dhinac ee ka kala socda Somaliland iyo Israa\u2019iil ayaa shir jaraa\u2019id ku wada qaban doona Madaxtooyadda magaalada Hargeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 06 Jan 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa laba todobaad kadib markii Israa\u2019iil ay si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland, go\u2019aankaasi oo sababay diidmada Dowladda Soomaaliya iyo xubnaha Beesha Caalamka. Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8522,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8523,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8521\/revisions\/8523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}