{"id":8534,"date":"2026-01-07T10:41:26","date_gmt":"2026-01-07T10:41:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8534"},"modified":"2026-01-07T10:41:26","modified_gmt":"2026-01-07T10:41:26","slug":"telefishinka-al-jazeera-oo-banaanka-keenay-xog-badan-oo-ku-saabsan-safarka-wasiirka-arimaha-dibadda-israiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8534","title":{"rendered":"Telefishinka Al Jazeera oo Banaanka Keenay Xog badan oo ku saabsan Safarka Wasiirka Arimaha Dibadda Israiil."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 07 Jan 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Telefishinka Al Jazeera ayaa baahiyay warbixin baaritaan ah oo faah faahinaysa safarkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil Gideon Sa\u2019ar uu ku tegay Somaliland, iyadoo la raac-raacay diyaarad laga leeyahay dalka Romania oo loo adeegsaday safarka.<\/p>\n<p>Sida warbixintu sheegtay, diyaaradda ayaa subaxnimadii Talaadada ka kacday Addis Ababa, iyadoo si ula kac ah u qarisay halka ay u socoto wax yar kaddib markii ay duushay.<\/p>\n<p>Imaanshaha ayaa markii dambe la xaqiijiyay kadib markii madaxtooyada Somaliland ay baahisay muuqaallo muujinaya Sa\u2019ar oo ka degaya Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Hargeysa.<\/p>\n<p>Kooxda hubinta dijitaalka ee Al Jazeera ayaa aqoonsatay diyaaradda inay ka tirsan tahay shirkadda Romanian-ka ah ee Fly Lili, waxayna sidoo kale daba-galeen duulimaadkeedii hore oo ka yimid Tel Aviv kuna wajahnaa Addis Ababa.<\/p>\n<p>Diyaaradaha ayaa u sheegay in Wasiirka in aysan qaadaayn ilaa uu ka helo Visa dhanka Muqdisho taas ayaana sababtay in ay shirkad gaar ah ka soo kirayso diyaarad jabin karta sharci dal u yaalla maadaama shirkadaha Rakaab ay wajihi karaan talaabo sharci.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa saaciday in Hargaysa u dhowdahay xuduudka Itoobiya oo marka diyaaradu ka soo baxdo hawada Itoobiya ay markiiba qabsan karto Radio Hargaysa iyo mashquul la\u2019aanta garoonka Hargaysa.<\/p>\n<p><strong>Xigasho\u00a0 Al Jazeera.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 07 Jan 2026 {CBB}\u00a0Telefishinka Al Jazeera ayaa baahiyay warbixin baaritaan ah oo faah faahinaysa safarkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil Gideon Sa\u2019ar uu ku tegay Somaliland, iyadoo la raac-raacay diyaarad laga leeyahay dalka Romania oo loo adeegsaday safarka. Sida warbixintu sheegtay, diyaaradda ayaa subaxnimadii Talaadada ka kacday Addis Ababa, iyadoo si ula kac ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8535,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8534","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8534"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8537,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8534\/revisions\/8537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}