{"id":8574,"date":"2026-01-09T08:55:59","date_gmt":"2026-01-09T08:55:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8574"},"modified":"2026-01-10T09:02:13","modified_gmt":"2026-01-10T09:02:13","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-salaadda-jimcaha-shacab-muqdisho-kula-tukaday-masjidka-abuu-hurayra-ee-suuqa-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8574","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo Salaadda Jimcaha Shacab Muqdisho kula tukaday Masjidka Abuu Hurayra ee Suuqa Bakaaraha ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 9 Jun 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha\u00a0 Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Salaadda Jimcaha boqolaal Shacab ah kula tukaday Masjidka Abuu Hurayra ee Suuqa Bakaaraha Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka uu la hadlay waxa uu usoo jeediyay in ay mas\u2019uuliyad iska saaraan ka shaqaynta Amniga iyo in ay gacansiiyaan Ciidamada isbaddelka nabadgalyo ka dhaliyay Magaalada Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cMasaajidka ilaahay ayaa dhex taagan nahay, Salaadda Jimcaha ayaa tukanay, weyso ayaa inoo dhowran, ilaahay hortiisa ayaan taagana nahay, ilaahay aan u barino in uu guuleeyo Wiilashada Soomaaliyeed ee hortaagan AS &amp; Daacish ee Buurahaas iyo dhulkaas dhibka badan ku hortaagan aan u ducayno\u201d Ayuu yiri MW JFS, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Masjidka Abuu Hurayra waxa uu kamid yahay Masaajidda waa weyn ee Magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaa wehliyay Mas\u2019uuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 9 Jun 2026 {CBB}Madaxweynaha\u00a0 Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Salaadda Jimcaha boqolaal Shacab ah kula tukaday Masjidka Abuu Hurayra ee Suuqa Bakaaraha Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka uu la hadlay waxa uu usoo jeediyay in ay mas\u2019uuliyad iska saaraan ka shaqaynta Amniga iyo in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8575,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8574"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8576,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8574\/revisions\/8576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}