{"id":858,"date":"2024-08-20T15:23:26","date_gmt":"2024-08-20T15:23:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=858"},"modified":"2024-08-20T15:23:26","modified_gmt":"2024-08-20T15:23:26","slug":"kooxda-al-shabaab-oo-saldhigyo-looga-burburiyay-begaano-ka-tirsan-degmada-waajid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=858","title":{"rendered":"Kooxda Al-shabaab oo saldhigyo looga burburiyay Begaano ka tirsan Degmada Waajid"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 20 August, 2024 {CBB}<\/strong>Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 260-aad Guutada 9-aad qaybta 60-aad fadhigiisa yahay Degmada waajid Ee Gobolka Bakool waxay howlgalo ka sameeyeen tuulooyin dhowr ah sida garas-dhimbirow, walag, garas-maamow oo dhanka Koonfur beri kaga beegan Degmada waajid.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Howlgalka bacsiga AS waxa hogaaminayey Taliyaha Ururka 260-aad guutada 9-aad Labo Xidiglle Onkod Macalin Aadan isagoona sheegay in ay ka burburiyeen saldhigyo khawaarijta deegaanadaas ku dhibaateyn jirtay shacabka Xoolo dhaqatada ah.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Kooxda Al-shabaab ayaa degaanada qaar ee hoos taga Waajid waxay ku dhibateyaan shacabka halkaasi ku nool ee is kugu jira xoola dhaqatada iyo beeralayda kuwaasi oo ka qaada canshuuro baad ah.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Taliye ayaa sheegay si shacabka dhibkaas looga dulqaado in looga baahan yahay in ay dhan weliba ciidamada ay kala shaqeysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 20 August, 2024 {CBB}Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 260-aad Guutada 9-aad qaybta 60-aad fadhigiisa yahay Degmada waajid Ee Gobolka Bakool waxay howlgalo ka sameeyeen tuulooyin dhowr ah sida garas-dhimbirow, walag, garas-maamow oo dhanka Koonfur beri kaga beegan Degmada waajid. Howlgalka bacsiga AS waxa hogaaminayey Taliyaha Ururka 260-aad guutada 9-aad Labo Xidiglle Onkod [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":859,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-858","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/858","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=858"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":860,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/858\/revisions\/860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}