{"id":8591,"date":"2026-01-10T09:21:39","date_gmt":"2026-01-10T09:21:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8591"},"modified":"2026-01-10T09:21:39","modified_gmt":"2026-01-10T09:21:39","slug":"faah-faahin-howlgalo-culus-oo-ka-socda-sh-dhaxe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8591","title":{"rendered":"FAAH FAAHIN Howlgalo Culus oo ka socda Sh\/dhaxe."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 10 Jun 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka \u2018AS\u2019 ee xooggooda ka socda deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, kaddib markii ay heshay xogo la xiriira dhaqdhaqaaqa ka dhanka ah ee halkaas ka socda.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Dadka Deegaanka ee Macawiisleyda ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay howlgallo dhulka ah ka fuliyeen deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe oo muhiim u ah isu socodka Gobollada Banaadir, Galgaduud iyo Gobolkaas.<\/p>\n<p>Saraakiisha howlgalka hoggaaminaya ayaa sheegay in ay heleen xogo badan oo la xiriira dhaqdhaqaaqa ka socda Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ay wadaan \u2018AS\u2019 kuwaas iyaga ka duulayana ay qaadeen tallaabooyin kahortag ah sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 10 Jun 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka \u2018AS\u2019 ee xooggooda ka socda deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, kaddib markii ay heshay xogo la xiriira dhaqdhaqaaqa ka dhanka ah ee halkaas ka socda. Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Dadka Deegaanka ee Macawiisleyda ayaa saacadihii lasoo dhaafay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8592,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8591","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8593,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8591\/revisions\/8593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}