{"id":8610,"date":"2026-01-11T10:25:24","date_gmt":"2026-01-11T10:25:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8610"},"modified":"2026-01-11T10:25:24","modified_gmt":"2026-01-11T10:25:24","slug":"haweenka-soomaaliyeed-oo-muqdisho-ku-qabtay-dibadbax-ka-dhan-ah-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8610","title":{"rendered":"Haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay Dibadbax ka dhan ah Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 11 Jun 2026 {CBB}<\/strong>Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dibadbax ay soo abaabuleen Ururrada Haweenka, waxaa looga soo horjeedaa faragelinta Israa\u2019iil ay ku hayso Dalka, waxa ay sheegeen in ay sii wadayaan dibadbaxoooda iyo difaaca Waddanka.<\/p>\n<p>Haweenka ayaa xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku garab taagan yihiin Difaaca Dalka si looga hortago xadgudubka Yuhuudda ay ku hayso maadaama ay sheegtay in ay aqoonsatay Somaliland, sidoo kale Wasiirkeeda Arrimaha Dibadda uu tagay Hargaysa.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dibadbaxyada ka dhanka ah Israa\u2019iil ayaa sii kordhaya, halka cambaaraynta caalamiga ah ee lagu samaynayo Maamulka Ra\u2019iisul Wasaare Banjamin Netanyahu ay sidoo kale korortay iyada oo dhinacyo kala duwan looga dhegan yahay.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 11 Jun 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dibadbax ay soo abaabuleen Ururrada Haweenka, waxaa looga soo horjeedaa faragelinta Israa\u2019iil ay ku hayso Dalka, waxa ay sheegeen in ay sii wadayaan dibadbaxoooda iyo difaaca Waddanka. Haweenka ayaa xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku garab taagan yihiin Difaaca Dalka si looga hortago xadgudubka Yuhuudda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8611,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8610"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8612,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8610\/revisions\/8612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}