{"id":8656,"date":"2026-01-13T07:50:18","date_gmt":"2026-01-13T07:50:18","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8656"},"modified":"2026-01-13T07:50:18","modified_gmt":"2026-01-13T07:50:18","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-duqeeyn-laga-fuliyay-sh-dhaxe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8656","title":{"rendered":"Wararkii ugu Dambeeyay Duqeeyn Laga Fuliyay Sh\/dhaxe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 13 jun 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay shabaab\u00a0 ka abaabuli jireen falal argagixiso, gaar ahaan qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka, waxaana howlgalkaas lagu khaarajiyay 17 dhagarqabe oo ka tirsanaa argagixisada, sidoo kale waxaa howlgalka lagu burburiyay gabi ahaan hubkii iyo gaadiidkii ay Al shabaab u adeegsan jirtay falalkooda guracan, si loo xakameeyo dhagartooda.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa mar kale xaqiijiyay go\u2019aankooda ah in ay sii wadaan howlgallada qorsheysan ee lagu ciribtirayo shabaab, si loo ilaaliyo amniga, xasilloonida, iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 13 jun 2026 {CBB}\u00a0Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay shabaab\u00a0 ka abaabuli jireen falal argagixiso, gaar ahaan qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka, waxaana howlgalkaas lagu khaarajiyay 17 dhagarqabe oo ka tirsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8657,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8656","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8656"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8658,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8656\/revisions\/8658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}