{"id":8712,"date":"2026-01-15T10:19:03","date_gmt":"2026-01-15T10:19:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8712"},"modified":"2026-01-15T10:19:03","modified_gmt":"2026-01-15T10:19:03","slug":"raiisul-wasaare-xamse-iyo-wafdi-sare-oo-ku-wajahan-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8712","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse iyo wafdi sare oo ku wajahan Laascaanood."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis 15 jun 2026 {CBB}<\/strong>Wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa la filayaa filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Laascaanood ee caasimadda Dowlad goboleedka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Qaban qaabada soo dhaweynta wafdigaan sare ayaa ka socota Laascaanood, iyadoo la adkeeyay amniga guud ee magaalada.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ujeedka safarka Ra\u2019iisul wasaare Xamse iyo Wafdigiisa ayaa ah in la xoojiyo midnimad dalka, xilli dowladda wado dadaallo looga hortagayo aqoonsiga Israa\u2019iil sheegtay in ay siisay Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la filayaa in magaalada Laascaanood lagu qabto munaasabadda caleemo saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Firdhiye.<\/p>\n<p>Magaalada Laascaanood ayaa sidoo kale waxaa maalinta sabtida ku wajahan Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis 15 jun 2026 {CBB}Wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa la filayaa filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Laascaanood ee caasimadda Dowlad goboleedka Waqooyi Bari. Qaban qaabada soo dhaweynta wafdigaan sare ayaa ka socota Laascaanood, iyadoo la adkeeyay amniga guud ee magaalada. Ujeedka safarka Ra\u2019iisul wasaare Xamse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8713,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8714,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8712\/revisions\/8714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}