{"id":8725,"date":"2026-01-16T08:42:21","date_gmt":"2026-01-16T08:42:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8725"},"modified":"2026-01-16T08:42:21","modified_gmt":"2026-01-16T08:42:21","slug":"abiy-ahmed-oo-wajahaya-culeys-siyaasadeed-kadib-aqoonsigii-israaiil-ay-siisay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8725","title":{"rendered":"Abiy Ahmed oo wajahaya culeys siyaasadeed kadib aqoonsigii Israa\u2019iil ay siisay Somaliland."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 16 jun 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed oo aad u xasaasi ah, kaddib go\u2019aankii Israa\u2019iil ay ku aqoonsatay Somaliland, arrin Itoobiya gelisay loollan istiraatiiji ah oo u dhexeeya Shiinaha iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Wargeyska The Africa Report ayaa qoray in Shiinaha si cad ugu digay Itoobiya iyo dalalka kale ee gobolka inaysan taageerin ama aqoonsan Somaliland, maadaama Beijing ay arrintaas u aragto mid khatar ku ah mabda\u2019a midnimada dalalka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Dhanka kale, Imaaraadka Carabta ayaa leh joogitaan ballaaran oo dhaqaale iyo mid amni oo ka jira Somaliland, waxaana lagu eedeeyay inuu door ku leeyahay dadaallada la xiriira aqoonsiga Somaliland ee Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Warbixintu waxay sheegtay in Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed uu qaatay mowqif dhexdhexaad ah, isagoo ka fogaanaya inuu si cad ula safato midkood Shiinaha ama Imaaraadka, si uu u ilaaliyo xiriirka labada quwadood.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa xilligan u baahan maalgelin iyo deymo ka imanaya Shiinaha, halka Imaaraadkuna uu ballanqaaday taageero dhaqaale iyo mid milatari, oo ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.<\/p>\n<p>Addis Ababa ayaa lagu soo warramayaa inay si xeeladaysan u maareyneyso loollanka quwadahaas, si aysan u lumin midkoodna ama u gelin qalalaase siyaasadeed iyo mid dhaqaale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 16 jun 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed oo aad u xasaasi ah, kaddib go\u2019aankii Israa\u2019iil ay ku aqoonsatay Somaliland, arrin Itoobiya gelisay loollan istiraatiiji ah oo u dhexeeya Shiinaha iyo Imaaraadka Carabta. Wargeyska The Africa Report ayaa qoray in Shiinaha si cad ugu digay Itoobiya iyo dalalka kale ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8726,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8727,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8725\/revisions\/8727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}