{"id":8747,"date":"2026-01-17T08:01:02","date_gmt":"2026-01-17T08:01:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8747"},"modified":"2026-01-17T08:01:02","modified_gmt":"2026-01-17T08:01:02","slug":"ilhaan-cumar-aargoosi-siyaasadeed-ayuu-wadaa-madaxweynaha-mareeykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8747","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar \u2018\u2019 aargoosi siyaasadeed Ayuu Wadaa Madaxweynaha Mareeykanka \u2019\u2019"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 17 jun 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ayaa sheegtay in Dastuurka Maraykanka uu dhinacooda yahay ayna dagaalami doonaan si ay u difaacaan, iyada oo ku eedeysay maamulka Trump aargoosi siyaasadeed.<\/p>\n<p>Barteeda bulshada ayay kusoo qortay \u2018\u2019Trump iyo maamulkiisa socdaalka kama badbaadin doonaan weerarada ay ku hayaan gobolkeena. Arrintan weligeed kuma saabsanayn fulinta sharciga \u2014 mar walbana waxay ku saabsanayd aargoosi siyaasadeed\u2019\u2019<\/p>\n<p>Waxay intaasi ku dartay Trump iyo fulinta sharciyadiisa socdaalka kama badbaadi doonaan weerarradooda sharci-darrada ah ee ay ku hayaan gobolkeenna. Dastuurku waa dhinaceenna, waxaanan u dagaallami doonnaa inaan difaacno annagoo adeegsanayna wax kasta oo aan hayno\u2019\u2019<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 17 jun 2026 {CBB}\u00a0Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ayaa sheegtay in Dastuurka Maraykanka uu dhinacooda yahay ayna dagaalami doonaan si ay u difaacaan, iyada oo ku eedeysay maamulka Trump aargoosi siyaasadeed. Barteeda bulshada ayay kusoo qortay \u2018\u2019Trump iyo maamulkiisa socdaalka kama badbaadin doonaan weerarada ay ku hayaan gobolkeena. Arrintan weligeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8748,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8747","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8747"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8749,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8747\/revisions\/8749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}