{"id":8753,"date":"2026-01-17T08:08:04","date_gmt":"2026-01-17T08:08:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8753"},"modified":"2026-01-17T08:08:04","modified_gmt":"2026-01-17T08:08:04","slug":"trump-oo-ugu-hanjabay-canshuuro-cusub-dalalka-ka-soo-horjeeda-la-wareegitaanka-greenland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8753","title":{"rendered":"Trump oo ugu hanjabay canshuuro cusub dalalka ka soo horjeeda la wareegitaanka Greenland"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 17 jun 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu canshuur cusub kusoo rogi doono dalalka aan raacin damaciisa ah in uu la wareego Greenland.<\/p>\n<p>Trump ayaa ka yiri kulan ka dhacay Aqalka Cad, \u201cwaxaan canshuur ku soo rogi karaa dalalka haddii aysan nagu raacin Greenland,\u201d taas oo ah dhul iskiis isu maamulo hoos yimaada Denmark.<\/p>\n<p>Wuxuu ka gaabsaday inuu sheego dalalka la saari karo canshuuraha cusub, ama awoodda uu adeegsan lahaa si uu u isticmaalo hiigsigiisa canshuuraha soo dejinta.<\/p>\n<p>Denmark iyo Greenland waxaa ku weheliya dalal kale oo kasoo horjeeda qorshihiisa, waxaana dad badan oo Mareykanka ah ay muujinayeen shakiga ku aaddan iibsashada. Intii uu Trump ka hadlayay, wakiillo ka socday labada xisbi ee Kongresska ayaa booqanayay Greenland si ay taageero ugu muujiyaan dhulkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 17 jun 2026 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu canshuur cusub kusoo rogi doono dalalka aan raacin damaciisa ah in uu la wareego Greenland. Trump ayaa ka yiri kulan ka dhacay Aqalka Cad, \u201cwaxaan canshuur ku soo rogi karaa dalalka haddii aysan nagu raacin Greenland,\u201d taas oo ah dhul iskiis isu maamulo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8754,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8755,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8753\/revisions\/8755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}