{"id":876,"date":"2024-08-22T07:52:50","date_gmt":"2024-08-22T07:52:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=876"},"modified":"2024-08-22T07:52:50","modified_gmt":"2024-08-22T07:52:50","slug":"agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-caafimaadka-kg-oo-kulan-la-qaatay-kooxda-farsamo-ee-nidaamka-macluumaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=876","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Kulan La Qaatay Kooxda Farsamo Ee Nidaamka Macluumaadka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 21 August, 2024 {CBB}<\/strong>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka DGKG ayaa Daahfuray shirka sedax biloodlaha ah ee kooxda farsamo ee nidaamka macluumaadka caafimaadka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Shirkan oo ah mid sedax biloodle ah ayaa waxaa ka soo qeybgalay howlwadeenada ka shaqeya macluumaadka caafimaadka koonfur galbeed, kuwaas oo ka kala yimid gobolada koonfur galbeed. Ujeeda shirkan ayaa ah kor u qaadista iyo tayada xogta caafimaadka iyo ka wada shaqeynta arimaha la xariira xogta caafimaadka koonfur galbeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Agaasime Soomow ayaa ku amaanay shaqaalaha ka shaqeeya arimaha xogta caafimaadka shaqada wanaagsan ay hayaan, isagoo kula dardaarmay in ay laba laabaan dadaalkooda, si loo helo xog caafimaad oo tayo leh guud ahaan degmooyinka KGS si loo xoojiyo waxqabyada caafimaadka guud.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 21 August, 2024 {CBB}Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka DGKG ayaa Daahfuray shirka sedax biloodlaha ah ee kooxda farsamo ee nidaamka macluumaadka caafimaadka Koonfur Galbeed. Shirkan oo ah mid sedax biloodle ah ayaa waxaa ka soo qeybgalay howlwadeenada ka shaqeya macluumaadka caafimaadka koonfur galbeed, kuwaas oo ka kala yimid gobolada koonfur galbeed. Ujeeda shirkan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":877,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":878,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/876\/revisions\/878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}