{"id":8788,"date":"2026-01-18T07:55:44","date_gmt":"2026-01-18T07:55:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8788"},"modified":"2026-01-18T07:55:44","modified_gmt":"2026-01-18T07:55:44","slug":"maraykanka-oo-sheegay-inay-duqayn-ku-dileen-xubo-ka-tirsan-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8788","title":{"rendered":"Maraykanka oo sheegay inay duqayn ku dileen Xubo ka tirsan Daacish."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 18 jun 2026 {CBB}<\/strong>Ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay weerar lagu dilay hoggaamiye ka tirsan al-Qaacidda oo \u2018xiriir toos ah\u2019 la lahaa xubin ka tirsan kooxda Daacish (IS) oo mas\u2019uul ka ahaa weerar gaadmo ah oo lagu dilay saddex Mareykan ah gudaha Suuriya, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin.<\/p>\n<p>Taliska Dhexe ee Mareykanka, ayaa bayaan ku sheegay in Bilal Hasan al-Jasim lagu dilay weerarka Jimcihii ka dhacay waqooyi-galbeed Suuriya.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa sidoo kale sheegay in uu \u2018si toos ah ugu xirnaa\u2019 ninka hubeysnaa ee ka tirsanaa Daacish kaas oo dilay isla markaana dhaawacay askar Mareykan ah iyo shaqaale Suuriyaan ah.<\/p>\n<p>BBC-da si madax-bannaan uma aysan xaqiijin sheegashooyinka Mareykanka.<\/p>\n<p>\u201cDilka hawl-wadeen argagixiso ah oo lala xiriiriyay dilka saddex Mareykan ah wuxuu muujinayaa go\u2019aankeenna adag ee ah in aan daba galno argagixisada weerarta ciidamadeenna,\u201d ayuu yiri taliyaha Centcom, Admiral Brad Cooper.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 18 jun 2026 {CBB}Ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay weerar lagu dilay hoggaamiye ka tirsan al-Qaacidda oo \u2018xiriir toos ah\u2019 la lahaa xubin ka tirsan kooxda Daacish (IS) oo mas\u2019uul ka ahaa weerar gaadmo ah oo lagu dilay saddex Mareykan ah gudaha Suuriya, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin. Taliska Dhexe ee Mareykanka, ayaa bayaan ku sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8789,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8788"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8791,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8788\/revisions\/8791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}