{"id":8823,"date":"2026-01-21T09:42:06","date_gmt":"2026-01-21T09:42:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8823"},"modified":"2026-01-22T09:43:18","modified_gmt":"2026-01-22T09:43:18","slug":"halkee-ayuu-ku-sugan-yahay-madaxweynaha-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8823","title":{"rendered":"Halkee ayuu ku sugan yahay Madaxweynaha Somaliland?."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 21-Jun 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo aan la ogeyn halka uu ku sugan yahay ayaa baahiyay labadan Sawiradan iyo qoraalkan.<\/p>\n<p>\u201cShacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan waxa aan u soo dirayaa salaan &amp; bogaadin, anniga oo u rejaynaya khayr, nabad, iyo barwaaqo\u201d ayuu ku yiri qoraalka uu soo dhigay bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cirro ayaa shalay ka safray magaalada Hargeysa, isaga oo qariyay u jeedka socdaalkiisa,balse xilli madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in uu yahay socdaalkaan mid tahriib, shacabkana laga qariyay.<\/p>\n<p>Warar la helay ayaa sheegaya in Cirro uu ka qeyb galayo madasha dhaqaalaha aduunka ee ka dhacaya dalka Switzerland.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_5_host\">\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somali diaspora connections\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somaliland port logistics\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 21-Jun 2026 {CBB} Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo aan la ogeyn halka uu ku sugan yahay ayaa baahiyay labadan Sawiradan iyo qoraalkan. \u201cShacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan waxa aan u soo dirayaa salaan &amp; bogaadin, anniga oo u rejaynaya khayr, nabad, iyo barwaaqo\u201d ayuu ku yiri qoraalka uu soo dhigay bartiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8824,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8823","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8823"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8825,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8823\/revisions\/8825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8824"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}