{"id":8901,"date":"2026-01-25T09:24:51","date_gmt":"2026-01-25T09:24:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8901"},"modified":"2026-01-25T09:24:51","modified_gmt":"2026-01-25T09:24:51","slug":"madaxweyne-trump-oo-hanjabaad-culus-u-diray-canada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8901","title":{"rendered":"Madaxweyne Trump oo hanjabaad culus u diray Canada."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 25, Jan 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu 100% canshuuro ku soo rogi doono badeecadaha Canada, haddii waddanku uu heshiis ganacsi la galo Shiinaha.<\/p>\n<p>\u201cHaddii Kanada ay heshiis la gasho Shiinaha, isla markiiba waxaa lagu soo rogi doonaa 100% canshuur oo ka dhan ah dhammaan badeecadaha Kanada iyo badeecadaha soo gala USA,\u201d ayuu Trump ku yiri bartiisa Truth Social.<\/p>\n<p>Ma cadda heshiiska uu Trump kaga hadlayo qoraalkiisa baraha bulshada. Toddobaadkii hore, Ra\u2019iisul Wasaaraha Canada Carney ayaa ku dhawaaqay \u201ciskaashi istiraatiiji ah\u201d oo ay la leeyihiin Shiinaha, waxayna ku heshiiyeen in la dhimo canshuuraha.<\/p>\n<p>Waqtigaas, Trump ayaa tallaabadaas ku tilmaamay \u201cwax wanaagsan\u201d. Balse xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Canada ayaa sii kordhaysay maalmihii la soo dhaafay, ka dib markii Carney ay khudbad uu ka jeediyay magaalada Davos ku sheegay in la jabsaday nidaamkii adduunka ee uu Maraykanku hoggaaminayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 25, Jan 2026 {CBB}Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu 100% canshuuro ku soo rogi doono badeecadaha Canada, haddii waddanku uu heshiis ganacsi la galo Shiinaha. \u201cHaddii Kanada ay heshiis la gasho Shiinaha, isla markiiba waxaa lagu soo rogi doonaa 100% canshuur oo ka dhan ah dhammaan badeecadaha Kanada iyo badeecadaha soo gala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8902,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8901"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8903,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8901\/revisions\/8903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}