{"id":8946,"date":"2026-01-26T09:17:03","date_gmt":"2026-01-26T09:17:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8946"},"modified":"2026-01-26T09:17:03","modified_gmt":"2026-01-26T09:17:03","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-kenya-oo-ciidamo-dheeraad-ah-gaysay-xadka-ay-la-wadaagto-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8946","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay Kenya oo Ciidamo dheeraad ah gaysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin\u00a0 26, Jan 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Kenya ayaa xoojisay ciidamada ka jooga Xadka ay la wadaagto Soomaaliya si ay uga hortagaan weerarrada \u2018AS\u2019 ay ka gaysanayaan gudaha Dalkaas iyo saldhigyada Ciidamo ee u dhow Soohdinta sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Militariga Kenya oo wata Gaadiid badan ayaa la sheegay in ay usoo gudbeen dhinaca Xadka Soomaaliya, waxaana la kordhiyay Ciidamada ka howlgalla goobaha ay isaga kala gudbaan Gawaarada isaga kala gooshta labada Dal.<\/p>\n<p>Ilo amni ayaa ku warramay in Madaxweynaha Kenya uu dhowaan la kulmay Saraakiisha Ciidamada Militariga, Sirdoonka iyo Booliiska isaga oo kala hadlay adkaynta nabadgalyada iyo kahortagga weerarrada \u2018AS\u2019 sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Kenya ayaa diidan in uu culays ka yimaado waddooyinka muhiimka u ah isu socodka ciidankeeda ka jooga Soomaaliya oo si joogto ah Sahayda u gudbista, sidoo kale arrinta labaad ayaa ah in haddii weerarrada sii kordhaan uu badanayo amni darrada gudaha dalkeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin\u00a0 26, Jan 2026 {CBB}Dowladda Kenya ayaa xoojisay ciidamada ka jooga Xadka ay la wadaagto Soomaaliya si ay uga hortagaan weerarrada \u2018AS\u2019 ay ka gaysanayaan gudaha Dalkaas iyo saldhigyada Ciidamo ee u dhow Soohdinta sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan. Militariga Kenya oo wata Gaadiid badan ayaa la sheegay in ay usoo gudbeen dhinaca Xadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8947,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8946"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8948,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8946\/revisions\/8948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}