{"id":8957,"date":"2026-01-26T09:22:46","date_gmt":"2026-01-26T09:22:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8957"},"modified":"2026-01-26T09:22:46","modified_gmt":"2026-01-26T09:22:46","slug":"maamulka-soomaaliland-oo-beenisay-in-ciidan-shisheeye-ay-ku-sugan-yihiin-awdal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8957","title":{"rendered":"Maamulka Soomaaliland oo beenisay in ciidan Shisheeye ay ku sugan yihiin Awdal."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin\u00a0 26, Jan 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Xukuumadda Somaliland ayaa si cad u beenisay war ay baahisay warbaahinta Al Arabiya, kaasi oo lagu sheegay in ciidamo aan ka tirsanayn kuwa Somaliland ay ku sugan yihiin magaalada Saylac ee gobolka Awdal.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay soo saartay Somaliland ayaa lagu sheegay in aanu jirin wax ciidan shisheeye ah oo ku sugan gobollada Awdal iyo Salal, isla markaana la xaqiijiyay in ciidanka kaliya ee ka jooga deegaanadaasi ay yihiin Ciidamada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>\u201cMa jiraan wax ciidan shisheeye ah oo ku sugan gobollada Awdal iyo Salal, mana jiraan wax ciidan ah oo halkaas jooga marka laga reebo Ciidamada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa ugu baaqday warbaahinta caalamka in ay hubiyaan xogtooda ka hor inta aysan baahin warar ay sheegtay in ay khalad iyo marin-habaabin ku yihiin amniga iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin\u00a0 26, Jan 2026 {CBB}\u00a0Xukuumadda Somaliland ayaa si cad u beenisay war ay baahisay warbaahinta Al Arabiya, kaasi oo lagu sheegay in ciidamo aan ka tirsanayn kuwa Somaliland ay ku sugan yihiin magaalada Saylac ee gobolka Awdal. War-saxaafadeed ay soo saartay Somaliland ayaa lagu sheegay in aanu jirin wax ciidan shisheeye ah oo ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8958,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8957"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8960,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8957\/revisions\/8960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}