{"id":8981,"date":"2026-01-27T07:44:52","date_gmt":"2026-01-27T07:44:52","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8981"},"modified":"2026-01-28T07:45:27","modified_gmt":"2026-01-28T07:45:27","slug":"8981","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=8981","title":{"rendered":"Maxeey ka wada Hadleen Trump Guddoomiyaha gobolka Minnesota.?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 26 Jan 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Trump ayaa shaaca ka qaaday wadahadalkii u horreeyay oo telefoonka uu kula yeeshay guddoomiyaha gobolka Minnesota, Tim Walz, isagoo ka codsaday inay si wadajir ah uga shaqeeyaan xaaladda ka taagan Minnesota, xilli uu gobolkaa wajahayo rabshadaha ka dhashay dilal ay geysatay ICE , oo howlgallo lagu baacsanayo dadka soogalootiga ah ka wada Minnesota.<\/p>\n<p>Trump wuxuu yiri, wicitaanku wuxuu ahaa mid aad u wanaagsan, isla markaana ay u muuqatay inay isku aragti yihiin. Wuxuu sheegay inuu u sheegay guddoomiye Walz in Tom Homan oo ah agaasimaha<\/p>\n<p>hay\u2019adda socdaalka iyo kastamka Mareykanka uu la soo xiriiri doono, isla markaana dowladda federaalku ay doonayso in la soo qabto dhammaan dadka dambiyada galay ee ay hay\u2019adaha hayaan.<\/p>\n<p>Trump wuxuu sheegay in Guddoomiyaha Minnesota uu arrintaas si ixtiraam leh u fahmay, isla markaana ay mar kale wada hadli doonaan waqti dhow.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\">\n<div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Cultural immersion tours Somalia\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Wuxuu intaa ku daray in Guddoomiye Walz uu ku faraxsan yahay in Tom Homan uu tagayo Minnesota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 26 Jan 2026 {CBB}\u00a0Trump ayaa shaaca ka qaaday wadahadalkii u horreeyay oo telefoonka uu kula yeeshay guddoomiyaha gobolka Minnesota, Tim Walz, isagoo ka codsaday inay si wadajir ah uga shaqeeyaan xaaladda ka taagan Minnesota, xilli uu gobolkaa wajahayo rabshadaha ka dhashay dilal ay geysatay ICE , oo howlgallo lagu baacsanayo dadka soogalootiga ah ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":8982,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-8981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8981"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8985,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8981\/revisions\/8985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}