{"id":905,"date":"2024-08-26T07:38:28","date_gmt":"2024-08-26T07:38:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=905"},"modified":"2024-08-26T07:38:28","modified_gmt":"2024-08-26T07:38:28","slug":"sodma-oo-gargaar-bani-aadamnimo-u-dirtay-magaalada-mesegawaa-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=905","title":{"rendered":"SODMA oo Gargaar bani aadamnimo u dirtay Magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p><strong>isniin 25 August, 2024 {CBB}<\/strong>10 Gaari oo nooca Xamuulka qaada ah laguna raray shirxad gargaar bani aadamnimo ayay Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA u dirtay Magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan Hay\u2019adda SODMA, Maamulka Magaalada Mesegawaa &amp; Dowlad-Goboleedka Galmudug oo goobjoog ka ahaa ambabixinta gargaarkaan oo loo qorsheeyay in la gaarsiiyo qoysaska u baahan.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ayaa sheegtay in waajib uu ka saaran yahay gargaar in la gaarsiiyo Dadka ku nool deegaannadii Ciidamada Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo kuwa Deegaanka ay ka qabsadeen \u2018AS\u2019.<\/p>\n<p>SODMA ayaa tilmaamtay in iyada oo fulineysa awaamiirta Madaxda Sare ee Dalka sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre la qorsheeyay gargaarka in la geeyo deegaannada gacanta Dowladda soo galay.<\/p>\n<p>Magaalada Mesegawaa waxa ay kamid tahay Magaalooyin muddo gacanta ay ku hayeen \u2018AS\u2019 Balse ciidamada Federaalka, Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo kuwa Dadka Deegaanka ee Macawiisleyda ay qabsadeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>isniin 25 August, 2024 {CBB}10 Gaari oo nooca Xamuulka qaada ah laguna raray shirxad gargaar bani aadamnimo ayay Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA u dirtay Magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug. Mas\u2019uuliyiin katirsan Hay\u2019adda SODMA, Maamulka Magaalada Mesegawaa &amp; Dowlad-Goboleedka Galmudug oo goobjoog ka ahaa ambabixinta gargaarkaan oo loo qorsheeyay in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":906,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":907,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/905\/revisions\/907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}