{"id":9068,"date":"2026-01-30T08:00:29","date_gmt":"2026-01-30T08:00:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9068"},"modified":"2026-01-31T08:01:37","modified_gmt":"2026-01-31T08:01:37","slug":"safiir-israaiil-oo-laga-soo-eryay-wadan-african-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9068","title":{"rendered":"safiir Israaiil oo Laga Soo eryay Wadan African ah."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 30, Jan 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Koonfur Afrika ayaa waddanka ka cayrisay diblomaasigii ugu sarreeyay Israa\u2019iil ee dalkaas, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay xeerarka diblomaasiyadda, isla markaana uu jeediyay hadallo aflagaado ah oo ka dhan ah Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa.<\/p>\n<p>Ariel Seidman, oo ahaa charg\u00e9 d\u2019affaires-ka safaaradda Israa\u2019iil, ayaa lagu dhawaaqay persona non grata amd \u2018dalkan lagaama rabo\u2019waxaana lagu amray inuu dalka ka baxo 72 saacadood gudahood, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Koonfur Afrika.<\/p>\n<p>Waxaa lagu eedeeyay inuu baraha rasmiga ah ee dowladda u adeegsaday weerarro uu ku qaaday Madaxweyne Ramaphosa, isla markaana uu u soo casuumay saraakiil Israa\u2019iili ah Koonfur Afrika isaga oo aan oggolaansho ka haysan dowladda.<\/p>\n<p>Xidhiidhkaka u dhexeeya labada dal ayaa ahaa mid aad u xumaa tan iyo markii Koonfur Afrika ay ku eedeysay Israa\u2019iil dambiga xasuuqa (genocide) ee Falastiiniyiinta kana gudbisay dacwad Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah (ICJ) \u2014 eeddaas oo ay Israa\u2019iil si buuxda u beenisay.<\/p>\n<p><strong>Xigasho BBC<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 30, Jan 2026 {CBB}\u00a0Koonfur Afrika ayaa waddanka ka cayrisay diblomaasigii ugu sarreeyay Israa\u2019iil ee dalkaas, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay xeerarka diblomaasiyadda, isla markaana uu jeediyay hadallo aflagaado ah oo ka dhan ah Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa. Ariel Seidman, oo ahaa charg\u00e9 d\u2019affaires-ka safaaradda Israa\u2019iil, ayaa lagu dhawaaqay persona non grata [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9069,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9070,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9068\/revisions\/9070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}