{"id":9074,"date":"2026-01-31T08:06:15","date_gmt":"2026-01-31T08:06:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9074"},"modified":"2026-01-31T08:06:15","modified_gmt":"2026-01-31T08:06:15","slug":"wafuud-hordhac-u-ah-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-maanta-soo-gaaraya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9074","title":{"rendered":"Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 31 Jan 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Wafuud horudhac u ah madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta la filayaa inay soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyagoo hordhac u ah booqashada la filayo inay ku yimaadaan caasimadda.<\/p>\n<p>Wafuuddan ayaa la filayaa inay gogol xaar u sameeyaan safarka iyo kulamada ay Muqdisho ku yeelan doonaan madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland, kuwaas oo la xiriira arrimo siyaasadeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wafuudda ayaa kulamo la qaadan doona masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo sii ambaqaado wadahadallada ku saabsan arrimaha doorashooyinka, dastuurka, iyo xoojinta midnimada dalka.<\/p>\n<p>Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa berri ka dhici doono magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan uu yahay mid xasaasi ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa Muqdisho soo gaaraya Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, iyagu ku maqan dalka dibadiisa.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div class=\"google-aiuf\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Travel guides to Somalia\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dood adag ayaa Muqdisho waxaa ay ku dhexmari doontaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku jiraan Deni, Axmed Madoobe iyo Siyaasiyiinta Madasha Mucaaradka.<\/p>\n<p>Imaanshaha wafuuddan ayaa kusoo aadaya xilli uu jiro is-faham darro iyo kala aragti duwanaansho u dhexeeya dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah maamul-goboleedyada, taas oo ka dhigeysa mid si weyn isha loogu hayo natiijada kulamada ka dhici doono Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 31 Jan 2026 {CBB}\u00a0Wafuud horudhac u ah madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta la filayaa inay soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyagoo hordhac u ah booqashada la filayo inay ku yimaadaan caasimadda. Wafuuddan ayaa la filayaa inay gogol xaar u sameeyaan safarka iyo kulamada ay Muqdisho ku yeelan doonaan madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland, kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9075,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9076,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9074\/revisions\/9076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}