{"id":908,"date":"2024-08-26T07:42:43","date_gmt":"2024-08-26T07:42:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=908"},"modified":"2024-08-26T07:42:43","modified_gmt":"2024-08-26T07:42:43","slug":"hawlgallo-ka-dhan-ah-alshabab-oo-laga-sameeyay-degaanno-ka-tirsan-kgs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=908","title":{"rendered":"Hawlgallo ka dhan ah Alshabab oo laga sameeyay degaanno ka tirsan KGS"},"content":{"rendered":"<p><strong>isniin 25 August, 2024 {CBB}<\/strong><strong>&#8211;<\/strong>Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9aad ee qeybta 60aad ayaa howlgal ka sameeyay degaano kuyaalla Koonfurta degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool<\/p>\n<p>Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa isku fidiyay tuulooyin kuyaalla wadada xiriirisa degmada Xudur iyo\u00a0 Magaalada Baydhabo, waxaana tuuloyinkaas kamid ah,\u00a0 Baana, Abal iyo Daldiir, halkaas oo la sheegay inay horay ugu sugnaayeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa sheegay inay joogteyn doonaan howlgalladaan ilaa iyo inta laga xaqiijinayo wadada xiriirisa degmada Xudur iyo\u00a0 Magaalada Baydhabo ee Gobolada Baay iyo Bakool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>isniin 25 August, 2024 {CBB}&#8211;Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9aad ee qeybta 60aad ayaa howlgal ka sameeyay degaano kuyaalla Koonfurta degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa isku fidiyay tuulooyin kuyaalla wadada xiriirisa degmada Xudur iyo\u00a0 Magaalada Baydhabo, waxaana tuuloyinkaas kamid ah,\u00a0 Baana, Abal iyo Daldiir, halkaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":909,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-908","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=908"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":910,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/908\/revisions\/910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}