{"id":9086,"date":"2026-01-31T09:30:27","date_gmt":"2026-01-31T09:30:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9086"},"modified":"2026-01-31T09:30:27","modified_gmt":"2026-01-31T09:30:27","slug":"qaramada-midoobey-oo-khatar-ugu-jirta-burbur-dhaqaale-oo-degdeg-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9086","title":{"rendered":"Qaramada Midoobey oo khatar ugu jirta burbur dhaqaale oo degdeg ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 31 Jan 2026 {CBB}<\/strong>Madaxa Qaramada Midoobay ayaa sheegay in hay\u2019adda ay halis ugu jirto burbur dhaqaale oo degdeg ah sababo la xiriira khidmadaha aan la bixin iyo xeerarka miisaaniyadda oo qasba inay soo celiso lacag aan la isticmaalin oo laga yaabo in aysan marnaba helin.<\/p>\n<p>Warqad uu u diray safiirada QM, Antonio Guterres ayaa sheegay in fulinta barnaamijyada Qaramada Midoobay ay khatar ku jirto.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"International relations books\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Afhayeen ku-xigeenka QM, Farhan Haq, ayaa sheegay in in ka badan boqol iyo konton dowladood oo xubno ah ay bixiyeen khidmadahooda. Laakiin wuxuu intaas ku daray in weli hal bilyan iyo lix boqol oo milyan oo doollar ay ka dhiman tahay.<\/p>\n<p>Dowladda ugu deeqda badan QM oo ah Maraykanka ayaa diiday inay bixiso lacagaha waajibka ah isla markaana hoos u dhigtay taageerada iskaa-wax-u-qabso ee hay\u2019adaha QM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 31 Jan 2026 {CBB}Madaxa Qaramada Midoobay ayaa sheegay in hay\u2019adda ay halis ugu jirto burbur dhaqaale oo degdeg ah sababo la xiriira khidmadaha aan la bixin iyo xeerarka miisaaniyadda oo qasba inay soo celiso lacag aan la isticmaalin oo laga yaabo in aysan marnaba helin. Warqad uu u diray safiirada QM, Antonio Guterres ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9087,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9088,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9086\/revisions\/9088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}