{"id":9119,"date":"2026-02-01T08:33:36","date_gmt":"2026-02-01T08:33:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9119"},"modified":"2026-02-01T08:33:36","modified_gmt":"2026-02-01T08:33:36","slug":"dfs-oo-xoojisay-howlgallada-ka-dhanka-ah-as-ee-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9119","title":{"rendered":"DFS oo xoojisay howlgallada ka dhanka ah AS ee Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad1 February 2026\u00a0{CBB}<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Dhexe sida looga hortago is uruursiga ay halkaas kawadaan.<\/p>\n<p>Saacadihii lasoo dhaafay waxaa deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ka dhacay howlgallo isugu jiray duqaymo iyo kuwo toos ah oo ay fuliyeen ciidamada ammaanka ee Federaalka &amp; Dalalka ka caawiya dhinaca weerarrada cirka ah.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa todobaadkaan kordhiyay ciidamada Federaalka ee ka howlgallaya Gobolka Shabeelaha Dhexe si loo durjiyo culayska \u2018AS\u2019 ay saareen deegaanno muhiim ah oo katirsan Gobolkaas.<\/p>\n<p>Ujeedka \u2018AS\u2019 ayaa lagu sheegay in uu yahay sidii ay u kala jari lahaayeen Ciidamada isku xiran ee ka kala howlgallaya Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud oo Dowladda Federaalka xooggeeda isugu gaysay sidii waddooyinkaas ay ugu sii furnaan lahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad1 February 2026\u00a0{CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Dhexe sida looga hortago is uruursiga ay halkaas kawadaan. Saacadihii lasoo dhaafay waxaa deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ka dhacay howlgallo isugu jiray duqaymo iyo kuwo toos ah oo ay fuliyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9120,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9121,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9119\/revisions\/9121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}