{"id":9128,"date":"2026-02-01T08:45:31","date_gmt":"2026-02-01T08:45:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9128"},"modified":"2026-02-01T08:45:31","modified_gmt":"2026-02-01T08:45:31","slug":"ciidanka-ilaalinaya-axmed-madoobe-oo-muqdisho-usoo-safray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9128","title":{"rendered":"Ciidanka Ilaalinaya Axmed Madoobe oo Muqdisho usoo safray"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad1 February 2026\u00a0{CBB}<\/strong>Ciidamada ilaalinaya Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo iyaga oo kusoo jeeda Magaalada Muqdisho maadaama uu uga qaybgalayo shirka Dowladda Federaalka &amp; Mucaaradka.<\/p>\n<p>Muqdisho waxaa ka socda diyaargarowga shirka u dhaxeeya Dowladda iyo Mucaaradka oo lagu ballansan yahay in uu gelinka dambe ee maanta ka furmo Caasimadda, waxaa miiska saaran dhowr qodob oo indhaha lagu wada hayo.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dib ugu soo laabanaya wadahadallada Dowladda iyo xubnaha Mucaaradka kaddib markii uu kol hore isaga baxay shirarkii u dhaxeeyay labadaas dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad1 February 2026\u00a0{CBB}Ciidamada ilaalinaya Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo iyaga oo kusoo jeeda Magaalada Muqdisho maadaama uu uga qaybgalayo shirka Dowladda Federaalka &amp; Mucaaradka. Muqdisho waxaa ka socda diyaargarowga shirka u dhaxeeya Dowladda iyo Mucaaradka oo lagu ballansan yahay in uu gelinka dambe ee maanta ka furmo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9129,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9130,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9128\/revisions\/9130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}