{"id":9142,"date":"2026-02-01T09:34:09","date_gmt":"2026-02-01T09:34:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9142"},"modified":"2026-02-01T09:34:09","modified_gmt":"2026-02-01T09:34:09","slug":"dowlad-gobaleedyada-puntland-jubbaland-oo-war-kasoo-saaray-ciidankii-maanta-dib-looga-celiyay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9142","title":{"rendered":"Dowlad Gobaleedyada Puntland &#038; Jubbaland oo war kasoo saaray ciidankii maanta dib looga celiyay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad1 February 2026\u00a0{CBB}<\/strong>War kasoo baxay waqti isku mid ah Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay go\u2019aanka Dowladda Federaalka ay maanta dib ugu celisay Diyaarado waday Ciidamo aad u hubaysan oo kasoo duullay Magaalooyinka Garoowe &amp; Kismaayo.<\/p>\n<p>Ciidankaas ayaa hordhac u ahaa Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa walaac looga muujiyay go\u2019aankaas ciidamada dib loogu celiyay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong>Halkaan Hoose ka aqriso Warqadda kasoo baxday DG Puntland<\/strong>.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/626037778_1447010383447966_1030957994336470531_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=hYSo3B24PeQQ7kNvwHMjfT9&amp;_nc_oc=AdmDl25JsTb3jx3UUM-2bK-6QmfFFkn8o3TTUAnIr0b4TikLU79bDMFIrIlfUcYJfoA&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=xPBQVgpbVItrbRhFKIt9Sw&amp;oh=00_Afu8I2_cenHnhjMQZaTOjo0H0xqd1fm7HSfr_2J7ylEpJA&amp;oe=6984D32F\" alt=\"May be an image of text\" \/><\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sababta ciidamadaas dib loogu celiyay ay tahay kaddib markii ciidamadaas ay ka bateen tiradii loo ogolaa in ay Muqdisho keensadaan Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland &amp; Jubbaland.<\/p>\n<p>La soco warka laga sugayo Guddiga Farsamo iyo Dowladda Federaalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad1 February 2026\u00a0{CBB}War kasoo baxay waqti isku mid ah Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay go\u2019aanka Dowladda Federaalka ay maanta dib ugu celisay Diyaarado waday Ciidamo aad u hubaysan oo kasoo duullay Magaalooyinka Garoowe &amp; Kismaayo. Ciidankaas ayaa hordhac u ahaa Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9143,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9144,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9142\/revisions\/9144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}