{"id":9145,"date":"2026-02-01T10:41:08","date_gmt":"2026-02-01T10:41:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9145"},"modified":"2026-02-01T10:41:08","modified_gmt":"2026-02-01T10:41:08","slug":"guddoonka-baarlamaanka-oo-ganaaxay-xildhibaanno-rabsho-ka-sameeyay-fadhigooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9145","title":{"rendered":"Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay Xildhibaanno rabsho ka sameeyay fadhigooda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad1 February 2026\u00a0{CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo 2026 rabshad ka dhex sameeyay kulankooda oo ugu danbayn lagu kala tagay.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay magacyada xubnaha la ganaaxay oo isugu jiray Muxaafid iyo Mucaarad kuwaas oo qaarkood isu gacan qaaday inkasta oo markii danbe ay ka heshiiyeen gacan-qaadkaas balse waxaa lagu qaaday xeer hoosaadkooda.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xildhibaannadaan ayaa lagu ganaaxay in aysan ka qaybgali Karin 12 kulan oo isugu jira fadhiyada guud ee labada Gole iyo kan gaarka u ah Golaha Shacabka, waxa uu ganaaxa ka billaabanayaa 2da Febaraayo 2026 oo berri ah.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka aqriso Magacyada Xildhibaannada la ganaaxay &amp; kuwa digniinta loo diray<\/strong>:<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-106802\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1-Warqad-Baarlamaanka.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1290px) 100vw, 1290px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1-Warqad-Baarlamaanka.jpg 1290w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1-Warqad-Baarlamaanka-217x300.jpg 217w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1-Warqad-Baarlamaanka-741x1024.jpg 741w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1-Warqad-Baarlamaanka-768x1061.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/1-Warqad-Baarlamaanka-1112x1536.jpg 1112w\" alt=\"\" width=\"1290\" height=\"1782\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-106801\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Warqad-Baarlamaanka.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1257px) 100vw, 1257px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Warqad-Baarlamaanka.jpg 1257w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Warqad-Baarlamaanka-211x300.jpg 211w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Warqad-Baarlamaanka-721x1024.jpg 721w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Warqad-Baarlamaanka-768x1091.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/2-Warqad-Baarlamaanka-1082x1536.jpg 1082w\" alt=\"\" width=\"1257\" height=\"1785\" \/>Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa horyaalla cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka Dalka, kulankii Arbacada oo lagu waday in la guda-galo waxaa buuq iyo firimbi kala hortagay Xildhibaanno sheegay in ay diidan yihiin dib u eegistaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad1 February 2026\u00a0{CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo 2026 rabshad ka dhex sameeyay kulankooda oo ugu danbayn lagu kala tagay. Qoraalka ayaa lagu sheegay magacyada xubnaha la ganaaxay oo isugu jiray Muxaafid iyo Mucaarad kuwaas oo qaarkood isu gacan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9146,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9145"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9147,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9145\/revisions\/9147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}