{"id":9170,"date":"2026-02-02T09:28:21","date_gmt":"2026-02-02T09:28:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9170"},"modified":"2026-02-02T09:28:21","modified_gmt":"2026-02-02T09:28:21","slug":"madaxweyne-axmed-madoobe-oo-dib-xorriyadiisa-u-siiyay-sanoter-gaboose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9170","title":{"rendered":"Madaxweyne Axmed Madoobe oo dib xorriyadiisa u siiyay Sanoter Gaboose"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 2 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jubaland Axmed Naxaned Islaam (Madoobe) ayaa xorriyadiisa siiyay senator Ilyaas Badal Gaboose oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo tan iyo dhammaadkii sanadkii 2024 ku xirnaa magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Siidaynta kaddib, madaxweynaah Jubaland oo xalay la kulmay senator Ilyaas ayaa war uu soo saaray ku yiri \u201cWalaaladay senator Ilyaas Badal Gaboose iyo Sheekh Daahir Axmed Cabdullahi waxaan isla garannay in danta guud, nabadda, iyo midnimada shacabka Jubaland ay ka sarreeyaan wax kasta oo kale, isla markaana aan si wadajir ah uga shaqeyn doono danta dadka ree Jubaland\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtooyada Jubaland.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>\u201cDowladda Jubaland waxay diyaar u tahay tanaasul aan xad lahayn si loo xaqiijiyo midnimo iyo wadajir buuxa. Waxa naga go\u2019an in dhammaan kala aragti duwanaanta dhinaca siyaasadda lagu xalliyo waddo kasta oo nabadeed, isla markaana ilaalinaysa danta guud, xasilloonida iyo mustaqbalka dadka ree Jubaland\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Senator Ilyaas Badal Gaboose wuxuu Nofeembar 2024 sheegtay in loo doortay madaxweynaha Jubaland, xilligaas wixii ka dambeeyay wuxuu xabsi guri ku ahaa magaalada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 2 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Jubaland Axmed Naxaned Islaam (Madoobe) ayaa xorriyadiisa siiyay senator Ilyaas Badal Gaboose oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo tan iyo dhammaadkii sanadkii 2024 ku xirnaa magaalada Kismaayo. Siidaynta kaddib, madaxweynaah Jubaland oo xalay la kulmay senator Ilyaas ayaa war uu soo saaray ku yiri \u201cWalaaladay senator [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9171,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9172,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9170\/revisions\/9172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}